Gollis University Erigavo

Gollis University Erigavo Gollis University Empowers its Student as Profissional Leaders Committed to Making a Positve Difference

๐ŸŽ“ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ผ๐—ฐ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐˜€๐—ฒ โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐ŸฒCongratulations to ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ผ๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ on successfully defending his Masterโ€™s thesis in ...
03/09/2026

๐ŸŽ“ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ผ๐—ฐ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐˜€๐—ฒ โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Congratulations to ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ผ๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ on successfully defending his Masterโ€™s thesis in ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.

๐Ÿ“š His research, titled โ€œ๐“๐ก๐ž ๐„๐Ÿ๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐ฌ ๐จ๐ง ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐๐ž๐ซ๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ง๐œ๐ž ๐จ๐Ÿ ๐’๐ฆ๐š๐ฅ๐ฅ ๐š๐ง๐ ๐Œ๐ž๐๐ข๐ฎ๐ฆ ๐„๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ฉ๐ซ๐ข๐ฌ๐ž๐ฌ (๐’๐Œ๐’) ๐ˆ๐ง ๐ˆ๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐›๐ฎ๐ฅ ๐Œ๐š๐ซ๐ค๐ž๐ญ, ๐„๐ซ๐ข๐ ๐š๐ฏ๐จ, ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐.โ€

๐Ÿ‘ Join us in congratulating ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ผ๐˜‚๐—ฑ ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ป ๐—๐—ฎ๐—บ๐—ฎ on this remarkable academic achievement! We wish him continued success, professional growth, and excellence in his future endeavors.

๐ŸŽ“ Congratulations, ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ผ๐˜‚๐—ฑ!

๐ŸŽ“ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ผ๐—ฐ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐˜€๐—ฒ โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐ŸฒCongratulations to ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ on successfully defending his Masterโ€™s thesis i...
03/09/2026

๐ŸŽ“ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ผ๐—ฐ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐˜€๐—ฒ โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Congratulations to ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ on successfully defending his Masterโ€™s thesis in ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.

๐Ÿ“š His research, titled โ€œ๐—ง๐—ต๐—ฒ ๐—˜๐—ณ๐—ณ๐—ฒ๐—ฐ๐˜ ๐—ผ๐—ณ ๐—–๐—ฟ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ผ๐—ป ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—š๐—ฟ๐—ผ๐˜„๐˜๐—ต ๐—ฎ๐˜ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด ๐—˜๐—น๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ฟ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐˜๐˜† ๐—ฃ๐—ผ๐˜„๐—ฒ๐—ฟ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐—ฎ๐—ป๐˜† (๐—ฆ๐—˜๐—ฃ๐—–๐—ข) ๐—ถ๐—ป ๐—˜๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐˜ƒ๐—ผ, ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด, ๐—ฆ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ,โ€ provides valuable insights into credit management, business growth, and financial performance.

๐Ÿ‘ Join us in congratulating Ahmed Abdilahi Ahmed on this remarkable academic achievement! We wish him continued success, professional growth, and excellence in his future endeavors.

๐ŸŽ“ Congratulations, Ahmed!

๐ŸŽ“ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ผ๐—ฐ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐˜€๐—ฒ โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐ŸฒCongratulations to ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ on successfully defending his Masterโ€™s thesis i...
03/09/2026

๐ŸŽ“ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฉ๐—ถ๐˜ƒ๐—ฎ ๐—ฉ๐—ผ๐—ฐ๐—ฒ ๐——๐—ฒ๐—ณ๐—ฒ๐—ป๐˜€๐—ฒ โ€“ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Congratulations to ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ on successfully defending his Masterโ€™s thesis in ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—™๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ.

๐Ÿ“š His research, titled โ€œ๐“๐ก๐ž ๐„๐Ÿ๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ ๐จ๐Ÿ ๐ˆ๐ง๐ฏ๐ž๐ง๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐ฅ ๐จ๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐๐ซ๐จ๐Ÿ๐ข๐ญ๐š๐›๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ฒ ๐ข๐ง ๐’๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐ญ๐ž๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ๐ž๐ฌ ๐ข๐ง ๐„๐ซ๐ข๐ ๐š๐ฏ๐จ, ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐,โ€ provides valuable insights into inventory management, business profitability, and financial performance.

๐Ÿ‘ Join us in congratulating ๐‘จ๐’ƒ๐’…๐’Š๐’“๐’‚๐’”๐’‰๐’Š๐’… ๐‘จ๐’๐’Š ๐‘จ๐’‰๐’Ž๐’†๐’… on this remarkable academic achievement! We wish him continued success, professional growth, and excellence in his future endeavors.

๐ŸŽ“ Congratulations, ๐‘จ๐’ƒ๐’…๐’Š๐’“๐’‚๐’”๐’‰๐’Š๐’…!

Waxaa Maanta Hoolka jaamacada lagu qabtay xaflad lagu maamuusay laguna abaalmariyay ardaydii   dhammaysatay imtixaanaadk...
30/08/2026

Waxaa Maanta Hoolka jaamacada lagu qabtay xaflad lagu maamuusay laguna abaalmariyay ardaydii dhammaysatay imtixaanaadkii ugu dambeeyay jaamacadda ee kuliyada Caafimaadka oo ay ka mid ahaayeen Comprehensive Examination, Oral Examination iyo OSCE Examination
Xafladda waxaa kasoo qayb galay Maamulka jaamacada,maamulka iyo macalimiinta kuliyada Caafimaadka sidoo kle waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka socday Cusbitaallada, MCH-yada iyo Xarunta Awmuuse Medical, kuwaas oo hambalyo iyo dhiirrigelin u jeediyay ardayda.
Waxay ahayd munaasabad qiimo leh oo lagu bogaadinayay dadaalka, kartida iyo guusha ardaydu ay Gaadheen.
Hambalyo dhammaan ardayda
Health Science 2026

๐Ÿ“ข ADMISSION IS OPEN โ€“ ACADEMIC YEAR 2026/27Ma rabtaa inaad dhisto mustaqbal aqooneed iyo xirfadeed oo wanaagsan? Gollis ...
29/08/2026

๐Ÿ“ข ADMISSION IS OPEN โ€“ ACADEMIC YEAR 2026/27
Ma rabtaa inaad dhisto mustaqbal aqooneed iyo xirfadeed oo wanaagsan? Gollis University โ€“ Erigavo Campus waxay kuu soo bandhigaysaa fursad aad ku dooran karto barnaamijyo Bachelor ah oo kala duwan.
๐Ÿ“š Degree Programs waxaa ka mid ah:
๐Ÿฉบ Faculty of Health Science
โš–๏ธ Faculty of Law
๐ŸŒ Faculty of Social Science
๐Ÿ’ผ Faculty of Management Science & Economics
๐Ÿ’ป Faculty of Computer Studies & Technology
๐ŸŒพ Faculty of Agriculture & Natural Resource Management
๐Ÿ—๏ธ Faculty of Engineering
๐Ÿ“– Faculty of Education
โ˜ช๏ธ Faculty of Islamic Studies
โœจ Bilow maanta safarkaaga waxbarasho โ€” mustaqbalkaagana dhiso!
๐Ÿ“ž Contact: 063-3515894 | 063-4206519
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐Ÿ“ Gollis University โ€“ Erigavo Campus
๐ŸŽ“ Your Future Starts Here!

29/08/2026

Arday Mashrucii ay ku qalinjebinayeen Jaamacadu ka qadatay ka dib markuu noqday mashruuc ay si fiican u diyaarineey Jaamacaduna baahi u qabtay. Dedaalka ay kuliyada iyo Jaamacaddu geliyeen ardayda ay keenay in ardaydu soo bandhigaan Mashruucyo tayadoodu sarayso oo anfacaya qaybaha kala duwan ee Bulshadda.

Waxa maanta si guuleh ugu soo dhammaaday Imtixaanka Practical-ka ah ee OSCE (Objective Structured Clinical Examination) ...
27/08/2026

Waxa maanta si guuleh ugu soo dhammaaday Imtixaanka Practical-ka ah ee OSCE (Objective Structured Clinical Examination) oo ay u fadhiisteen ardayda Kulliyadda Caafimaadka, Waaxda Sarkaal Caafimaad (Health Officer).

Imtixaankan oo ah hab-qiimayn gacan-qabasho ah, ayaa looga dan leeyahay in lagu qiimeeyo xirfadda, aqoonta, iyo diyaargarowga dhabta ah ee ardayda, si loo xaqiijiyo inay buuxiyeen dhammaan shuruudaha xirfadeed ee looga baahanaa.

Maamulka Kulliyadda Caafimaadka iyo Macallimiintu waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda u fadhiisatay imtixaankan, iyagoo u rajaynaya guul iyo inay bulshada ugu adeegaan aqoon iyo xirfad sare. ๐ŸŽ“๐Ÿฉบ




#2026

Waxa maanta si guuleh ugu soo dhammaaday Imtixaanka Practical-ka ah ee OSCE (Objective Structured Clinical Examination) ...
27/08/2026

Waxa maanta si guuleh ugu soo dhammaaday Imtixaanka Practical-ka ah ee OSCE (Objective Structured Clinical Examination) oo ay u fadhiisteen ardayda Kulliyadda Caafimaadka, Waaxda Kalkaalisanimada (Clinical Nursing).

Imtixaankan oo ah hab-qiimayn gacan-qabasho ah, ayaa looga dan leeyahay in lagu qiimeeyo xirfadda, aqoonta, iyo diyaargarowga dhabta ah ee ardayda, si loo xaqiijiyo inay buuxiyeen dhammaan shuruudaha xirfadeed ee looga baahanaa.

Maamulka Kulliyadda Caafimaadka iyo Macallimiintu waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda u fadhiisatay imtixaankan, iyagoo u rajaynaya guul iyo inay bulshada ugu adeegaan aqoon iyo xirfad sare. ๐ŸŽ“๐Ÿฉบ




#2026

27/08/2026

Gudoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Gollis oo Fariin Hambalyo iyo soo dhawayn ah u diray ardaydii dhamaystay Imtixaamaddii Shahaadiga ahaa ee Dugsiyadda Sare ee Gobolka Sanaag..

Waxa maanta si guuleh ugu soo dhammaaday Imtixaanka Practical-ka ah ee OSCE (Objective Structured Clinical Examination) ...
27/08/2026

Waxa maanta si guuleh ugu soo dhammaaday Imtixaanka Practical-ka ah ee OSCE (Objective Structured Clinical Examination) oo ay u fadhiisteen ardayda Kulliyadda Caafimaadka, Waaxda Shaybaadhka (Medical Laboratory).

Imtixaankan oo ah hab-qiimayn gacan-qabasho ah, ayaa looga dan leeyahay in lagu qiimeeyo xirfadda, aqoonta, iyo diyaargarowga dhabta ah ee ardayda, si loo xaqiijiyo inay buuxiyeen dhammaan shuruudaha xirfadeed ee looga baahanaa.

Maamulka Kulliyadda Caafimaadka iyo Macallimiintu waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda u fadhiisatay imtixaankan, iyagoo u rajaynaya guul iyo inay bulshada ugu adeegaan aqoon iyo xirfad sare. ๐ŸŽ“๐Ÿฉบ




#2026

Address

Erigavo, City, Street Gollis
Erigavo

Opening Hours

Monday 06:00 - 20:00
Tuesday 06:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 20:00
Saturday 06:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 20:00

Telephone

+252654200555

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollis University Erigavo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gollis University Erigavo:

Shortcuts

Share