East Africa University - Erigavo Campus

East Africa University - Erigavo Campus East Africa University is one of the higher education institutions in Somaliland. Welcome to East Africa University Erigavo (EAU Erigavo.)

one of the leading higher education institution in Sanaag. EAU was established in 2011 with one main campus located in the heart of Sanaag Region Erigavo. The main campus of Erigavo is located Street 30. The university since its inception in 2011 has undergone tremendous transformation in terms of geographical coverage, courses offered and management structure. East Africa University Erigavo Campu

s is the most full-fledged university Eastern regions of Somaliland to fulfill the educational requirements of the society.

Muxaadiro Dadweyne (Public Lecture) Midowga Jaamacadaha magaalada Ceergaabo oo ku hawlan ka qaybqaadashada nabadda iyo w...
14/03/2025

Muxaadiro Dadweyne (Public Lecture)

Midowga Jaamacadaha magaalada Ceergaabo oo ku hawlan ka qaybqaadashada nabadda iyo wacyigelinta arrimaha bulshada, waxay si xushmad leh u codsanayaan in lagala soo qayb galo muxaadaro ku saabsan Maxaa sababa dagalalada Geeska Afrika, gaar ahaan geyiga Soomaalida?

Muxaadiradaa oo uu Jeedin doono aqoonyahan ku xeel dheer cilmiga bulshada-Maxamuud Raage Ibraahin, idam Alle ka soo qayb galkaagu waa noo muhiim, mahadsanid.

Goobtu Waa: Hoolka Istanbuul ee magaalada Ceergaabo

Goortuna waa : 8:00 pm

Hambalyo Madaxweynaha la doortay mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro.
19/11/2024

Hambalyo Madaxweynaha la doortay mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro.

Diwaangelintu weli waa socotaa.2024-205
19/11/2024

Diwaangelintu weli waa socotaa.
2024-205

TacsiWaxa ay Jaamacadda Bariga Afrika - Ceerigaabo ay tacsi tiiraanyo leh la wadaagaysaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii ...
16/11/2024

Tacsi

Waxa ay Jaamacadda Bariga Afrika - Ceerigaabo ay tacsi tiiraanyo leh la wadaagaysaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Madaxweynihii h**e JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo dhamaan qarankaba.

Rabbow Janee oo u naxariiso.

Sidoo kale waxa ay Jaamacaddu fasaxday beri iyo saadanbe (17-18 Nov 2024) oo ku astaysan labada casho ee tacsida Madaxweynihii h**e ee JSL.

02/11/2024

Admission is open.

16/10/2024

Dhammaan ardayda sannadka dhammaysay dugsiyadda sare waxa ay Jaamacadda Bariga Afrika ku wargelinayaa in ay furan tahay is diiwaan gelintii.
Xafiiska diiwaan gelintu waa kuu furan la yahay laga billaabo 8:00 Am ilaa 11:30 am
4:00 Pm ilaa 8:00 PM.
Ka faa'iidaysi wanaagsan.
Wixii faahfaahina kala xidhiidhi : 0634080558

16/10/2024

Muqaalkani wuxuu si kooban u faahfaahinyaa waaxaha (departments) kala duwan ee kulliyada Kombiyuutarka ee JBA Ceerigaabo. Waxaa muqaalkan faahfaahinya Eng Shucayn Cawil. Ka faaidaysi wacan.


  - Qaybta Shahaadooyinka.Xafladda Qalinjebinta JBA Ceerigaabo 2024
12/10/2024

- Qaybta Shahaadooyinka.

Xafladda Qalinjebinta JBA Ceerigaabo 2024

 :Q1AADXaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin Badalata Jaamacada East Africa Universty Faraceeda Magaalada Cee...
12/10/2024

:Q1AAD
Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin Badalata Jaamacada East Africa Universty Faraceeda Magaalada Ceerigaabo

12/10/2024

Gudoomiyaha Jamacadda Sheekh Siciid Cabdi Xuseen
Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin Badalata Jaamacada East Africa Universty Faraceeda Magaalada Ceerigaabo

12/10/2024

Xildhibaan Saxare
Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin Badalata Jaamacada East Africa Universty Faraceeda Magaalada Ceerigaabo

12/10/2024

Guurti Maxamed Cabdi ,Maalig
Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 10aad Ee Ka Qalin Badalata Jaamacada East Africa Universty Faraceeda Magaalada Ceerigaabo

Address

Street 30, Daallo
Erigavo

Opening Hours

Monday 15:51 - 21:00
Tuesday 15:51 - 21:00
Wednesday 15:51 - 21:00
Thursday 03:51 - 21:00
Saturday 15:51 - 21:00
Sunday 15:51 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa University - Erigavo Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to East Africa University - Erigavo Campus:

Share