14/05/2022
Cinab baa tahoo
Curdankii haweenkaa tahoi
Cosobey midan dhaho
Cisi iyo sharaf lahoo
Carruurtyda Hooyadood
Midii Allah igu Calmaday
Caleema saarkeeda lahaa
Cilaan quruxey
Canab waa Nasiiboo
Cishihi aan ku barty
Cawadoo dhan
Adaan kuu Casumanahy 🙏🙏