Red sea university student association

Red sea university student association ururka horumarinta ardayda jaamacadda badda cas ee galkacyo

Maanta oo ay tariikhdu tahay 22/May/2025 waxaa Gudoomisada Ururka ardayda Jamacada Rsu-st magacowday afar xubnoodo oo ka...
22/05/2025

Maanta oo ay tariikhdu tahay 22/May/2025 waxaa Gudoomisada Ururka ardayda Jamacada Rsu-st magacowday afar xubnoodo oo ka mid ah Golaha Fulinta Jamacada

Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa marka ay saxiixdo Gudoomisadu, wayna Saxiixday

□□□□□Dhamaad□□□□□

Mahadaanid.

Hambalyo Guul-dhalinyaro!Waxaan hambalyo diiran u dirayaa ardayda si guul leh u difaacday buuggooda jaamacadeed. Dadaalk...
21/05/2025

Hambalyo Guul-dhalinyaro!
Waxaan hambalyo diiran u dirayaa ardayda si guul leh u difaacday buuggooda jaamacadeed. Dadaalkiinna iyo adkaysigiinnu maanta midho ayuu dhaliyay, waana astaan cad oo ka tarjumaysa kartidiinna iyo himiladiinna sare.

Waxaan idinku dhiirrigelinayaa inaad guushan ka dhigtaan bilow cusub oo aad ku gaartaan heerar ka sarreeya nolol iyo aqoonba.

Hambalyo mar kale – mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa!

Shalay oo ahayd khamiis tariikhduna ahayd 15/may/2025 waxaa kulan Guud isugu yimaaday Gudoonka ardayda iyo Gudoomiyayaas...
16/05/2025

Shalay oo ahayd khamiis tariikhduna ahayd 15/may/2025 waxaa kulan Guud isugu yimaaday Gudoonka ardayda iyo Gudoomiyayaasha Fasalada.

Kulankaan waxaa Gudoominayey Gudoomisada jamacada Marwo Maryan Awil Ali waxaana Goob joog ahaa Gudoomiye ku xigeenka Jamacda Abdullahi Abdulkadir Mahamed iyo sidoo kale Xoghaya Guud ee Jamacada Abdihidan Abdinuur yuusuf

Alle mahad iska leh

Maanta oo taariikhdu tahay 15/may/2025 waxaa soo dhamaaday imtixaanka finalka ee jamacadda badacas faraceeda galkacyoArd...
15/05/2025

Maanta oo taariikhdu tahay 15/may/2025 waxaa soo dhamaaday imtixaanka finalka ee jamacadda badacas faraceeda galkacyo

Ardayda waxaan u rajaynaynaa Guul iyo Hormar wanaagsan

Bisimlaah Anoo magacayga yahy Maryama Awil Ali Ah Gudomisada Jamacada Red sea Waxaan halkaan ka cadaynayaa inaan warqada...
12/05/2025

Bisimlaah
Anoo magacayga yahy Maryama Awil Ali Ah Gudomisada Jamacada Red sea Waxaan halkaan ka cadaynayaa inaan warqadaan ku raacsanhy lixdaa Gadomiye hadii xal wara lagagaari waayo arinta taagan inaa la fikir iyo dareen ahay lixdaa gadomiye

Caawa oo ay tariikhdu tahay 09/May/2025 waxaa Gudoomisada Ururka ardayda Jamacada Rsu-st magacowday Labo xubnoodo oo ka ...
09/05/2025

Caawa oo ay tariikhdu tahay 09/May/2025 waxaa Gudoomisada Ururka ardayda Jamacada Rsu-st magacowday Labo xubnoodo oo ka mid ah Golaha Fulinta Jamacada

Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa marka ay saxiixdo Gudoomisadu, wayna Saxiixday

□□□□□Dhamaad□□□□□

Mahadaanid.

Maanta oo ay  taarikhdu ahayd 03/05/2025, waxaa xilka gudoomiyaha ururka arday la kala wareegay gudoomiyihii h**e ee ard...
03/05/2025

Maanta oo ay taarikhdu ahayd 03/05/2025, waxaa xilka gudoomiyaha ururka arday la kala wareegay gudoomiyihii h**e ee ardayda Jaamacadda Sicid Cawil Cali oo ahaa gudoomiyihii h**e.
waxaana xilka kala wareegtay gudoomiso Maryan Cawil Cali oo ah gudoomiyaha cusub ee ururka ardayda Jaamacadda.
Waxaan u rajeyneynaa guul iyo hogaamin suuban.

Doorshada gudoomiyaha ururka ardayda  Jaamacadda Badda cas Galkacyo ayaa dhaceysa 24/04/2025.Waxaana ku tartamaya labada...
22/04/2025

Doorshada gudoomiyaha ururka ardayda Jaamacadda Badda cas Galkacyo ayaa dhaceysa 24/04/2025.
Waxaana ku tartamaya labada murashax ee kala ah:
1_Abdikariim Ali Husein ka tartamaya kulliyada dhaqaalaha iyo
Maryan Awil Ali ka tartamaysaa kulliyada culuumta caafimaadka.
Guul baan u rajeyneynaa

Waxaan taageerayaa doorashada Gudoomiyaha Ardayda jamacada badacas Oo laqabanayo 24-may-2025 kuna adaan mailinta khamiis...
21/04/2025

Waxaan taageerayaa doorashada Gudoomiyaha Ardayda jamacada badacas
Oo laqabanayo 24-may-2025 kuna adaan mailinta khamiistaa waxaan kaloo tageeraya ardayda utartamaysaa hogaaminta ururka ardayda jamacada
waxaan u mahadcelinyaa dhamaan dhalanyarada kashaqaynaysa qabashada tartanka gudoomiyaha ardayda
waxaan kaloo umahad celinayaa dhamaan ardayda igala shaqaysay inta aan xukunka hayay
waxaan kaloo umahadcilniyaa dhamaan maamulka ardayda jamacada oo runtii aan la shaqaynayay muda dheer
Waxaan rajaynayaa in illahay inoo soosaro mid dhamaanteen ina hogaamiya naguna hoogimaya hormarada kala duwan.
Wabilahi tawfiiq

Caawa waxa wada cayaari doona afternoon shift team ECONOMIC VS COMPUTER
23/03/2025

Caawa waxa wada cayaari doona afternoon shift team ECONOMIC VS COMPUTER

Waxa xalay wada ciyaaray labada kulliyadood Health Science & C.SWaxaa laba iyo waxba ku badisay kooda Health Science.
19/03/2025

Waxa xalay wada ciyaaray labada kulliyadood Health Science & C.S
Waxaa laba iyo waxba ku badisay kooda Health Science.

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Red sea university student association posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share