24/08/2023
Wargalin Muhiim ah
Jaamacadda Daarul Culuum Faraceeda Gaalkacyo waxay Ogaysiinaysaa Bulshada Gaalkio inay bilaabantay is diiwaan kal waxbarasheedka 𝟐𝟎𝟐𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟒.
Jaamacaddu waxay bixisaa :
1) 𝗞𝗨𝗟𝗟𝗜𝗬𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗦𝗛𝗔𝗥𝗘𝗘𝗖𝗔𝗗𝗔 𝗜𝗬𝗢 𝗗𝗔𝗥𝗔𝗔𝗦𝗔𝗔𝗗𝗞𝗔 𝗜𝗦𝗟𝗔𝗔𝗠𝗞𝗔
(𝗙𝗔𝗖𝗨𝗟𝗧𝗬 𝗢𝗙 𝗦𝗛𝗔𝗥𝗜𝗔 & ISLAMIC STUDIES)
☑️Waqtiyada daraasaddu waa 2 Qaybood
✅Sabti illaa Arbaco
☑️Khamiis iyo Jimce (Week end)
𝐅𝐆: Isdiiwaan galintu waxay ka socotaa xafiiska aqbalaadda oo Jaamacaddu ku leedahay Galkacyo..oo ku yaalla aagga Masjidka Ramadaan.
wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xiriir numbarada hoos ku qoran:
0907601826
0907754693
0907789542