Juxa kalax

Juxa kalax waqti badan oo aan hawada kamaqnaa kadib wan soo laabty alx

31/03/2024

Tareenkii wuxuu socdaba is jiid jiid dheer kadib wuxuu kudamey buundada magaceeda layiraahdo unukaale !!!!?

Been badana kan idifaaceya Danbi aan galy buu Rabaa in aw qariyo oo mesha kasaaro
21/02/2024

Been badana kan idifaaceya Danbi aan galy buu Rabaa in aw qariyo oo mesha kasaaro

Ilmahaan yar cawa asagoo meel qashin qub ah dhextaagan ban kasoo qaatay wuxuuna igu dhahy magacaygu Waa.Cali intaasna wu...
13/02/2024

Ilmahaan yar cawa asagoo meel qashin qub ah dhextaagan ban kasoo qaatay wuxuuna igu dhahy magacaygu Waa.
Cali intaasna wuu noo dhaafin waayey

29/01/2024

Horta reer puntland Oo dhan galmudug bay wataane hirshabeele tol iyo daris toona male miyaa?

23/01/2024

Somalia Waxaa laga fury jaamacad qabyalada lagu barto. is diwaan galintu Waa free.
Lkn macalinkaga horey suuqa ugasoo kaxeyso!

08/01/2024

Diqsi ururey haan aburka k**a qaado🪰🪰🪰

M.a
27/01/2023

M.a

23/01/2023

Somaalilnd waxay isticmaalysa siyaasad qabow oo ku aadan arinta goboka sool
Waxayna dadaal dheer galineyaan in awsan miro dhalin dadaalka hada socda ayagoo gacanto hoose uga dusineya dhaqaale lagu kala fururo shirka iyo cuqaasha hawsha wada waxaana u sawiran sool oo usoo noqoty ayadoon dhiig ku daadan

15/01/2023

Hooyadii taba bartey fariin u reeb

25/07/2022

Wadankii xalad dega buu galy ayadoo cawa la filayey in lashaaciyo liiska golaha wasiirada
Dagaalka shabeele iyo xaduudka Ethiopia aw dawlada tuhun soo kala dhex galiyey cwa 9pm lasoco warbixin faah faahsan bage like iyo follow saar si adan marti uga noqon

M.h Sh wuxuu  ka ilmeeyey  beentii aw u sheegi  jirey hooyooyinkii ilintu  ka quban  jirty oo aw oran  jirey  wiilashiin...
15/07/2022

M.h Sh wuxuu ka ilmeeyey beentii aw u sheegi jirey hooyooyinkii ilintu ka quban jirty oo aw oran jirey wiilashiinii waa lagaty waxayna ku dhamaadeen dagaalkii TPLF iyo ani ahmd

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252907798080

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Juxa kalax posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share