الجامعة الإسلامية في الصومال فرع جالكعيو

  • Home
  • Somalia
  • Gaalkacyo
  • الجامعة الإسلامية في الصومال فرع جالكعيو

الجامعة الإسلامية في الصومال فرع جالكعيو طموح بلاحدود
HANQAL TAAG AAN XUDUUD LAHEEN

Maamulka Jaamacadda Islaamiya faraceeda Galmudug-Galkacyo ayaa ka qeyb galay xafladda qalin-jabinta dufcadda 10-aad ee k...
26/09/2025

Maamulka Jaamacadda Islaamiya faraceeda Galmudug-Galkacyo ayaa ka qeyb galay xafladda qalin-jabinta dufcadda 10-aad ee ka qalinjabisay Mac-hadka Al-imaam Almuzani, maamulka ayaa ugu hambalyeeyay ardayda qalin-jabintooda kuna booriyay in ay sii wadaan hayaankooda waxbarasho.

DUFCADDA 6AAD EE JAAMACADDA OO DIFAACDAY DHIGANAYAASHA QALIN-JABINTA11/09/2025 Waxaa ka qabsoomay Hotel Global ee Gaalka...
12/09/2025

DUFCADDA 6AAD EE JAAMACADDA OO DIFAACDAY DHIGANAYAASHA QALIN-JABINTA
11/09/2025 Waxaa ka qabsoomay Hotel Global ee Gaalkacyo Galmudug Kulan Ardayda Dufcadda 6aad ay ku difaacanayeen Dhiganayaasha Qalin-jabinta Jaamacadda.
Ardayda ayaa soo bandhigay Buugta ay qoreen, iyada oo Barayaasha Jaamacaddu ay su'aalo ka waydiiyeen ardayduna waa ay ka jawaabeen.
Niqaashka ayaa waxaa uu kusoo dhamaaday si guul ah.

Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu qabtay xafladda qalin-jabinta dufcada 1-aad ee Jaamacada Islaamiyah faraca Galmudug-...
10/08/2025

Waxaa maanta magaalada Cadaado lagu qabtay xafladda qalin-jabinta dufcada 1-aad ee Jaamacada Islaamiyah faraca Galmudug-Cadaado. Xafladda waxaa ka qeyb galay maamulka sare ee Jaamacadda, mas'uuliyiin ka socotay Dowladda iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Maamulka guud  ee Jaamacdda ayaa kulan muhiim la qaatay qeyb kamid ah  ardayda Jaamcadda faraca Gaalkacyo-Galmudug.
07/08/2025

Maamulka guud ee Jaamacdda ayaa kulan muhiim la qaatay qeyb kamid ah ardayda Jaamcadda faraca Gaalkacyo-Galmudug.

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo wafdi ka socday Jaamacadda Islaamiyah oo uu hogaaminaayo Dr. Maxamed C/laahi...
06/08/2025

Waxaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo wafdi ka socday Jaamacadda Islaamiyah oo uu hogaaminaayo Dr. Maxamed C/laahi Cabdi "Tooshow" oo ah maamulaha guud ee Jaamacadda; iyadoo safarka ay ku weheliyeen, madaxa diiwaan-galinta; Dr: C/laahi Haaruun Shiikh Cusmaan iyo Dr: Maxamuud Cumar Cabdi.

تعزيةإنا لله وإنا اليه راجعون بقلوب راضية بقصاء الله وقدره  نعزي أسرة الجامعة الإسلامية في الصومال من طلابها وأساتدتها ب...
19/05/2024

تعزية
إنا لله وإنا اليه راجعون
بقلوب راضية بقصاء الله وقدره نعزي أسرة الجامعة الإسلامية في الصومال من طلابها وأساتدتها بوفاة الاستاذ/ عبد الله إبراهيم فارح عميد القبول والتسجيل، ونسأل الله سبحانه وتعالى أن يتغمده بواسع رحمته ويثبته بالقول الثابت ويلهم ذويه واسرة الجامعة الصبر والسلوان ويخلفهم خيرا منه
آمين آمين

Waxaa maanta  magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu qabtay xafladda qalinjabinta ardeyda  Jaamacadda Islaami...
29/09/2023

Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu qabtay xafladda qalinjabinta ardeyda Jaamacadda Islaamiyah faracaeeda Gaalkacyo, qeybta shareecada.
Xafladda waxaa kasoo qeyb galay; madax, culimo, odoyaal iyo mas'uuliyiin kale.

Jaamacadda Islaamiyah faraceeda Gaalkacyo, waxay bilaabeysaa qabashada ardeyda cusub ee Sanad jaamacadeedka 2023/2024, h...
02/08/2023

Jaamacadda Islaamiyah faraceeda Gaalkacyo, waxay bilaabeysaa qabashada ardeyda cusub ee Sanad jaamacadeedka 2023/2024, horay ugaar oo oga hamuun beel barashada Cilmiga!

Mahadsanidiin

عيد الأضحى المباركتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال كل عام وأنتم بخير   .
27/06/2023

عيد الأضحى المبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

كل عام وأنتم بخير



.

Jaamacadda Islaamiya faraceeda Gaalkacyo waxay u hambalyeynaysaa, Ardeyda Dufcadda 4aad ee difaacday buugtooda qalin jab...
04/06/2023

Jaamacadda Islaamiya faraceeda Gaalkacyo waxay u hambalyeynaysaa, Ardeyda Dufcadda 4aad ee difaacday buugtooda qalin jabinta.

Hambalyo dhammaantiin, waxaan idiin rajeunaynaa waayo qurux badan oo waxbarasho

رمضان مبارككل عام وأنتم بخير   .
22/03/2023

رمضان مبارك
كل عام وأنتم بخير


.

Address

Hobyo Street
Gaalkacyo
123

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when الجامعة الإسلامية في الصومال فرع جالكعيو posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share