17/02/2026
Ramadaan Mubaarak 1447 H,
Bahda Jaamacadda Bariga Afrika Gaalkacyo waxay bulshada Soomaaliyeed iyo Ummadda Islaamka ah ba ugu bishaareynayaan bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaanu Alle ka baryeynaa in uu inaga yeelo kuwii uga faa'idaysta bisha barakaysan cibaado iyo camal wanaagsan oo Alle loogu dhawaado.
كل عام وأنتم إلى الله أقرب وعلى طاعته أدوم ويجمعنا دائما شهر رمضان المبارك لا فاقدين ولا مفقودين اللهم أمين