Baraka college

Baraka college hoyga barashada xirfadaha ee baraka

mudo kooban ku baro basic computerka |ka faaidayso hadii aad galkacyo joogto fursadaan oo baro isticmaalka computerka.
07/02/2024

mudo kooban ku baro basic computerka |

ka faaidayso hadii aad galkacyo joogto fursadaan oo baro isticmaalka computerka.

  𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 | 𝐀𝐝𝐨𝐛𝐞 𝐏𝐡𝐨𝐭𝐨𝐬𝐡𝐨𝐩 𝐂𝐂Kuso dhowoow course cusub oo aad ku baran doonto xirfada 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧-ka.Course-k...
04/02/2024

𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 | 𝐀𝐝𝐨𝐛𝐞 𝐏𝐡𝐨𝐭𝐨𝐬𝐡𝐨𝐩 𝐂𝐂

Kuso dhowoow course cusub oo aad ku baran doonto xirfada 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧-ka.

Course-kaan waxaa loogu talagalay qof walba oo daneenaya in uu barto 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧 ama sare u qaado xirfadiisa graphic design-ka.

Course-kaan waxaa bixin doona eng ayuub mahamud oo ah 𝐆𝐫𝐚𝐩𝐡𝐢𝐜 𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐞𝐫 Mudo badana kasoo shaqaynyay bosaaso iyo galkacyo lana soo shaqeeyay shirkado iyo clients aad u balaaran, waxaana rajaynaynaa in aad qibradaasi kala wareegtaan macalinka.

Collage ku wuxuu ku yaal aag guriga gobolka galkacyo, puntland, somalia

Si aad u hesho xog dheeri ah oo ku saabsan course-ka nagala so xiriir.
https://wa.me/252907396388 ama naga soo wac 0906795189

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252904060485

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baraka college posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share