06/09/2026
๐๐๐ผ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐ผ๐
๐๐ผ๐ฝ๐ผ๐ฝ๐ผ๐ ๐๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฝ๐๐ผ๐ ๐พ๐พ๐๐ ๐พ๐ผ๐๐๐๐ผ ๐๐๐๐๐ผ๐๐๐ผ๐๐๐๐, ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐ผ๐๐๐๐ ๐ผ๐๐ฟ ๐๐๐๐๐ฝ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐.
Jaamacadda Modern University Faraca Galkacyo waxay qabanaysaa tababar muhiim ah oo ku saabsan: ๐พ๐พ๐๐ ๐พ๐๐ข๐๐ง๐ ๐๐ฃ๐จ๐ฉ๐๐ก๐ก๐๐ฉ๐๐ค๐ฃ, ๐พ๐ค๐ฃ๐๐๐๐ช๐ง๐๐ฉ๐๐ค๐ฃ ๐๐ฃ๐ ๐๐ง๐ค๐ช๐๐ก๐๐จ๐๐ค๐ค๐ฉ๐๐ฃ๐.
Tababarkan waxaa loogu talagalay ardayda iyo xirfadlayaasha daneeya barashada:
๐น Rakibidda CCTV Cameras
๐น Configuration-ka CCTV System
๐น Fahamka qalabka iyo nidaamka CCTV
๐น Hagaajinta iyo cillad-bixinta CCTV Cameras
๐น Ku shaqaynta CCTV Security Systems.
Haddaba, cid kasta oo danaynaysa barashada iyo horumarinta xirfadda ๐พ๐พ๐๐ ๐พ๐๐ข๐๐ง๐ waxaa lagu wargelinayaa inay ka faaโiidaysataan fursaddan muhiimka ah.
โ ๏ธ TIRADA ARDAYDA WAA KOOBAN TAHAY!
Iska diiwaangeli oo ka faaโiidayso tababarkan muhiimka ah.
๐ Goobta: Modern University โ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐
๐
Taariikhda: ๐๐ & ๐๐ ๐๐๐ฉ๐ญ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐
โฐ Waqtiga: ๐:๐๐ - ๐:๐๐ ๐๐
โณ Muddada: ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐จ๐จ๐
Ku soo biir tababarka oo kobci xirfaddaada CCTV Camera Installation, Configuration & Troubleshooting.
Wixii faahfaahin ah la xariir lambarada hoose
๐ฑ61 2342958 - 613445133 - 617904004