02/09/2016
Isbitaalka guul ee magaalada Garoowe waxaa ka socda barnaamij gar-gaar Cafimaad loogu fidinayo Hooyooyinka la kulma dhibaatada isku furanka waqtiga dhalmada ,kuwaas oo isaga kala yimid guud ahaan gobolada Puntland oo dhan.
Waxaana barnaamijkaan si wada jir ah u wada wada Wasaarada caafimaadka Puntland,Dhakhaatiir dalka dibadiisa wax kusoobaratay,maamulka isbitalk garoowe .
Sidoo kale waxaa qayb qadanaya ururka ardayda Cafimaadka jaamacadda ee .
In kabadan 130 Haween ah ayaa hada loo sameynayaa gargaar caafimaad.