Frontier University - Garowe

Frontier University - Garowe Frontier University (FU) was established in late 2011. It started as Institute or college (Frontier

Eid MubarakEid Mubarak πŸŒ™βœ¨Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. Allaah ha naga aqbalo soonkii, sa...
26/05/2026

Eid MubarakEid Mubarak πŸŒ™βœ¨

Ciid wanaagsan dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan. Allaah ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalladii suubbanaa.

πŸŽ“ May 2026 Intake – Now OpenπŸ›οΈ Jaamacadda Frontier Garowe waxay qaadanaysaa arday cusub bisha May 2026.🏫 Faculties: 🌾 Fa...
11/05/2026

πŸŽ“ May 2026 Intake – Now Open
πŸ›οΈ Jaamacadda Frontier Garowe waxay qaadanaysaa arday cusub bisha May 2026.

🏫 Faculties:

🌾 Faculty of Agriculture & Natural Sciences
πŸ’» Faculty of Engineering & Computer Science
🩺 Faculty of Medicine & Health Sciences
πŸ“Š Faculty of Economics, Management & Social Sciences
βš–οΈ Faculty of Sharia & Law
πŸ›‘οΈ Faculty of Security Studies, Justice & Ethics

πŸ“ Garowe – Puntland – Soomaaliya
🌍 Frontier University
✨ Aqoon β€’ Hal-abuur β€’ Mustaqbal
πŸ“ž Isdiiwaangeli hadda!

Frontier University - Garowe

Waxaa Si rasmi ah u Difaacay Buugaagtooda (Thesis) ardayda Kuliyadda Barashada Culuumta Amniga ee Jaamacadda Frontier Un...
06/05/2026

Waxaa Si rasmi ah u Difaacay Buugaagtooda (Thesis) ardayda Kuliyadda Barashada Culuumta Amniga ee Jaamacadda Frontier University - Garowe

Doodda cilmi-baarista ayaa si heer sare ah u qabsoontay, iyadoo ardaydu soo bandhigeen aqoon, dadaal iyo faham qoto dheer oo la xiriira amniga.

Waxaan Hambalyo u direynaa dhammaan ardayda difaacday thesis-kooda, waxaana u rajaynaynaa mustaqbal ifaya iyo guulo waxbarasho oo horleh.

Jaamacadda Frontier University - Garowe  ayaa marti gelisay Imtixaanka Shahaadooyinka AAOIFI oo uu qabtay  Banka Sombank...
02/05/2026

Jaamacadda Frontier University - Garowe ayaa marti gelisay Imtixaanka Shahaadooyinka AAOIFI oo uu qabtay Banka Sombank, AAOIFI (Accounting and Auditing Organization for Islamic Financial Institutions) Waa Hay’ad caalami ah oo dejisa xeerarka iyo halbeegyada lagu hago bangiyada iyo hay’adaha maaliyadeed ee Islaamka.

Ardayda Frontier University - Garowe ayaa u fariistay imtixaanka finalka semester-ka, kaas oo ah mid practical ah, gaar ...
25/04/2026

Ardayda Frontier University - Garowe ayaa u fariistay imtixaanka finalka semester-ka, kaas oo ah mid practical ah, gaar ahaan ardayda dhigata Nursing iyo Midwifery ee Semester 8.

Maamulka Frontier University - Garowe  Waxay Hambalyo iyo bogaadin Udirayaan G/le Samiiro Cabdullaahi Maxamed   Taliye K...
19/04/2026

Maamulka Frontier University - Garowe Waxay Hambalyo iyo bogaadin Udirayaan G/le Samiiro Cabdullaahi Maxamed Taliye Ku-xigeenka Hoggaanka Dambiyada (CID) Dowladda Puntland Iyo G/le Cabdikhadar Maxamuud Axmed Taliye Ku-xigeenka Hogaanka Xiriirka Bulshda Dowladda Puntland Xilkaas laidin Magacaabay Allah Idinku Asturo.

Ardayda Jaamacadda Frontier University - Garowe ayaa ufariistay Imtixaanka Finalka Ee Semister-ka
18/04/2026

Ardayda Jaamacadda Frontier University - Garowe ayaa ufariistay Imtixaanka Finalka Ee Semister-ka

Frontier University Participates in Africa Universities Summit 2026 πŸŒπŸŽ“Frontier University participated in the Africa Uni...
01/04/2026

Frontier University Participates in Africa Universities Summit 2026 πŸŒπŸŽ“

Frontier University participated in the Africa Universities Summit 2026, held in Nairobi, Kenya, from March 30–31 🌍.

The University was represented by Mr. Faisal Muhammad, Academic Registrar, who engaged in insightful discussions on the future of higher education, research collaboration, and innovation in Africa πŸŽ“πŸ€.

As part of its continued commitment to academic excellence, international partnerships, and innovation, the summit provided a valuable platform to contribute to ongoing discourse on advancing higher education across the continent.

Frontier University Frontier University - Garowe

🌍 WACYIGELINTA MAALINTA QAAXADA ADDUUNKA πŸ«πŸ“’ Jaamacadda Frontier Garowe, Wasaaradda Caafimaadka, iyo Hay’adda MSFwaxay si...
28/03/2026

🌍 WACYIGELINTA MAALINTA QAAXADA ADDUUNKA 🫁

πŸ“’ Jaamacadda Frontier Garowe, Wasaaradda Caafimaadka, iyo Hay’adda MSF
waxay si wadajir ah u qabanayaan wacyigelin ku saabsan Qaaxada (TB).

πŸ“… Taariikhda: 28 March
πŸ“ Goobta: Jaamacadda Frontier – Garowe
πŸ•Œ Waqtiga: Cawa 6:00 PM (Makhribnimo)

🀝 Ka soo qaybgalkaagu waa muhiim β€” Ku soo dhawoow!
Frontier University - Garowe

Ardayda Jaamacadda Frontier University - Garowe  waxay qabteen kulan Qur’aan akhris iyo duco ah oo loo sameeyay marxuum ...
16/03/2026

Ardayda Jaamacadda Frontier University - Garowe waxay qabteen kulan Qur’aan akhris iyo duco ah oo loo sameeyay marxuum Abdikadir Abdi Mohamed (Araaje), oo ka mid ahaa ardayda kulliyadda Amniga iyo Cadaaladda.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu u naxariisto, jannadiisana ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo ehelkii, asxaabtii iyo dhammaan bahda Jaamacadda Frontier.

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bulshada, ehelka iyo asxaabta in bacdal Cishe lagu qaban doono kulan duco iyo Quraan akhr...
15/03/2026

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bulshada, ehelka iyo asxaabta in bacdal Cishe lagu qaban doono kulan duco iyo Quraan akhris ah oo loo sameynayo marxuum Cabdulqaadir Arraaje.

Kulanka wuxuu ka dhici doonaa Jaamacadda Frontier, waxaana soo qabanqaabiyay Deanka KuliIyadda& ardayda Kulliyadda Security Studies and Criminology.

Waxaan Alle uga baryeynaa inuu marxuumka naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dambigiisana dhaafo, ehelkii iyo asxaabtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. 🀲

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Address

30 Street
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Frontier University - Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Frontier University - Garowe:

Share