23/05/2022
Kkkkk aadan madoobow sida madaxweyne farmaajo salaanta kuula dhaafay baa soomaaliyoo dhammi salaanta kuu la dhaafaysaa
Yaa gacantiisa kugu aamminaaya sharaflaawayoho farahaad qaar xadaysaa tuugannimo intaad ka gaartay marka gacanta laguguma aammini karo