Xalane professional College

Xalane professional College We empower students and professionals with the skills they need to excel in their careers.

X P C is the only institution in Somalia offering both academic programs and internationally recognized training in humanitarian work, management, and healthcare.

Eid ADHA DISCOUNT$2 KU HEL HAL KOORSO IYO SHAHADADEEDA1.Public Administration2.Breastfeeding Program3.Integrated Managem...
17/05/2026

Eid ADHA DISCOUNT

$2 KU HEL HAL KOORSO IYO SHAHADADEEDA

1.Public Administration
2.Breastfeeding Program
3.Integrated Management of Acute Malnutrition
4.Expanded Programme on Immunization
5.Maternal and Child Health Care (MCH)
6.Monitoring and Evaluation
7.Procurement and Logistics Management
8.Customer Care and Customer Relation Management
9.Human Resources Management (HRM)
10.Social Work
11.E-Commerce and Alibaba
12.Project Planning & Management
13.Teacher Training
14.Graphic Design
15.Public Speaking
16.Water, Sanitation and Hygiene
17.Humanitarian Development
18.Flood and Drought Management
19. Cv preparation

ila soo xariir
👉https://Wa.me/+252904083109

Kusoo biir Groupkeena

👉https://chat.whatsapp.com/KF6DAsP1tltKauB9e7Ev3Z

Ardey kooban ayaa Class kasta Loo Qaadan Ka Faaidayso.

Happy midwife day
06/05/2026

Happy midwife day

Maamulka Macadka Xalane Professional College waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Guddiga Tacliinta Sare ee Dowladda Puntl...
19/04/2026

Maamulka Macadka Xalane Professional College waxay hambalyo iyo duco u dirayaan Guddiga Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland ee uu magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni.

Maamulka Macadku waxay ku hambalyeynayaan guddiga cusub xilka iyo kalsoonida loo igmaday, iyagoo rajeynaya in ay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadka qaran ee loo xilsaaray, isla markaana ay ka shaqeeyaan horumarinta iyo tayeynta tacliinta sare ee Puntland.

Waxaan Alle uga baryeynaa in uu ku garab galo gudashada masuuliyadda loo dhiibay.

Xalane Professional College .

Caawa Oo Ay Tariikhdu  Tahay 16-ka April 2026, Macadka Xalane Professional College waxa uu  Soo Gaba gabeeyey   Season T...
16/04/2026

Caawa Oo Ay Tariikhdu Tahay 16-ka April 2026, Macadka Xalane Professional College waxa uu Soo Gaba gabeeyey Season Tw tababarkii ku saabsanaa fursadaha UN Volunteers (UNV) iyo koorsooyinka bilaashka ah ee UNDP/Coursera (FutureSkills4All).
Tababarkan waxa uu qayb ka yahay dadaallada Macadka Xalane ee horumarinta xirfadaha dhalinyarada iyo u diyaarintooda fursadaha caalamiga ah.

Inta uu socday tababarka, waxaa si gaar ah diiradda loo saaray dhinaca practicalka iyadoo Si Toos Ah Loo Xaraynay Step by step Fursada UNDP/Coursera (FutureSkills4All).

Tababarkan waxa uu ka mid yahay dadaallada joogtada ah ee Macadka Xalane uu ugu jiro horumarinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed iyo kor u qaadidda ka qaybgalka ay ku leeyihiin fursadaha caalamiga ah iyo arrimaha bani’aadannimada.

Gunaanad:
Maamulka Macadka Xalane Professional College waxa uu u mahadcelinayaa Mohamed Khalif Farah oo Aqoontiisa Ugu Deeqay Dhalinyarada Somaliyeed iyo dhammaan ka qaybgalayaashii ka faa’iidaystay.

MAHADSANIDIIN
Xalane Professional College
Hoyga Aqoonta, Hal-abuurka iyo Fursadaha Mustaqbalka.

📞 0904083109
📧 [email protected]

Becoming a UN Volunteer : Accessing UNDP Development  And  Online Learning Opportunities🎓 Presenter:Eng. Mohamed Khalif ...
11/04/2026

Becoming a UN Volunteer : Accessing UNDP Development And Online Learning Opportunities

🎓 Presenter:
Eng. Mohamed Khalif Farah
• Coursera Ambassador – Somalia
• Certified Google IT Support Specialist
• Certified Google Project Management Professional
• UN Volunteer Certified


🧑‍💼 Host & Organizer:
Dr. Ayub Xalane – Host
CEO And Founder ,Xalane Professional College

🧭 Key Workshop Topics:

1. Becoming a UN Volunteer (UNV): Learn the step-by-step application process, explore the UNV talent pool, and understand the different types of volunteer assignments.
2. UNDP Opportunities: Discover how UN Volunteers contribute to UNDP’s mission and development programs worldwide.
3. Funded Online Learning: Explore free and funded courses available through the UNDP Arab States partnership with Coursera (FutureSkills4All initiative).
💡 Participation: Free
📜 Certificate: Available.

📅 Date: Thursday, 16 April 2026
⏰ Time: 8:00 PM EAT
📍 Venue: online- Google Meeting

👉 Join the Group to access the training:
🔗 https://chat.whatsapp.com/IGik3uFli2QLv8cLL4zb3r?mode=gi_t

Barnaamijka Aspire Leaders Program ee sanadka 2026 ayaa hadda furan. waa fursad aad ku dhisayso mustaqbalkaaga, kuna bar...
04/01/2026

Barnaamijka Aspire Leaders Program ee sanadka 2026 ayaa hadda furan. waa fursad aad ku dhisayso mustaqbalkaaga, kuna baranayso hoggaaminta casriga ah.

Waxa ugu weyn Uu diiradda saarayo dhalinyarada ka soo jeeda qoysaska dakhligoodu hooseeyo in Haddii aad dareemayso inay kugu adag tahay inaad gaarto heerar caalami ah, ( Shahaadooyin Caalami ah Aad Hesho Oo Kor U qaado CV Iyo Personal Skills kaaga) barnaamijkan adigaa lugu talagalay, ujeedkooduna waa inay dhalinyarada dunida soo koraysa siiyaan fursad ay ku noqdaan hoggaamiyeyaal.

Shuruudaha:
• Inaad jirto 18 ilaa 29 sano.
• Inaad tahay arday jaamacadeed ama qalin-jabiyay.

Ma jirto wax lacag ah oo lagaa rabo, waa 100% Free.

Link gaan ka Kaxarayso: https://engage.aspireleaders.org

Codsigu wuxuu xirmayaa bishaan January 22, 2026.

🚨 $3 KU HEL HAL KOORSO IYO SHAHADADEEDAKu hel koorsooyin tayo sare leh qiime jaban ($3) oo wata shahaado rasmi ah 🎓Qiimo...
24/12/2025

🚨 $3 KU HEL HAL KOORSO IYO SHAHADADEEDA

Ku hel koorsooyin tayo sare leh qiime jaban ($3) oo wata shahaado rasmi ah 🎓
Qiimo Dhimista Sanadka.
Fursad ku habboon arday, shaqo-doon Ah iyo qof kasta oo doonaya horumar xirfadeed.

La soo xiriir: https://Wa.me/+252904083109

Become Certified Public Speaker.Macadka Xalane wuxuu ugu bishaaraynayaa dhamaan ardayda iyo dhalinyarada Soonaaliyeed in...
15/12/2025

Become Certified Public Speaker.

Macadka Xalane wuxuu ugu bishaaraynayaa dhamaan ardayda iyo dhalinyarada Soonaaliyeed inaan idiin diyaarinay Koorso dhamaystiran oo ku saabsan Fagaare aka hadalka (Public Speaking-ka).

Kooraskan ma ahan kaliya hadal, waxaad baran qanuunka iyo sharuucda caalamiga ah ee lagu hanto quluubta dadwaynaha Adoon wax cabsi Ah kaa muuqan iyo Habka qoraalka khudbadaha.
Waa safar aqooneedkaa dhigaya

📜 Fiiro gaar ah: Shahaadada (Certificate) waa BILAASH marka aad dhamaysato koorsadaan.

Wixii Faahfaahin Ah nagala soo xariir:
👉 https://Wa.me/+252904083109.

Ka faaidayso Ka hor Sanadkaan.

Jumca Kariim
05/12/2025

Jumca Kariim

Caawa oo ay taariikhdu tahay 2-da November 2025, Macadka Xalane Professional College wuxuu si guul leh u soo gabagabeeya...
02/11/2025

Caawa oo ay taariikhdu tahay 2-da November 2025, Macadka Xalane Professional College wuxuu si guul leh u soo gabagabeeyay Tababar Muhiim ah oo diiradda saarayay sidii dhalinyarada Soomaaliyeed loogu hagi lahaa fursadaha caalamiga ah ee UN Volunteers (UNV) iyo koorsooyinka bilaashka ah ee UNDP/Coursera (FutureSkills4All Initiative).

Ka qaybgalayaashu waxay si qoto dheer u barteen Wadooyinka saxda ah ee loo maro diiwaangelinta UNV, sida loo buuxiyo shuruudaha (UNV Talent Pool), iyo sida loo diyaariyo profile xirfadeysan.
Waxa ugu muhiimsanaa ee kulanka caawa ka dhacay waxay ahayd in aqoontii la baranayay si toos ah loo ficil-geliyay (Practical). Ardaydu waxay goobta si wada-jir ah iskaga diiwaan-geliyeen barnaamijyada UNV iyo FutureSkills, taasoo ahayd tallaabo la taaban karo oo muujinaysa sida aqoonta loogu beddelo fursad dhab ah.
Tababarkani waa qayb ka mid ah himilada Macadka Xalane ee ah in lagu dhiirrigeliyo dhalinyarada Soomaaliyeed inay helaan xirfadaha casriga ah ayna si firfircoon uga qayb qaataan arrimaha Humanitarian-ka iyo fursadaha hay'adaha caalamiga ah, Taas oo Dhalisay inaan Bil walha Bixino Tababaro Joogto Iyo Koorsooyin Skills ah Oo diyaarsan.

Gunaanad : Maamulka Macadka Xalane Professional College wuxuu si diirran ugu mahadcelinayaa Ustaad mohamed Khaliif oo casharka bixinayey iyo dhammaan ardaydii firfircoonayd ee ka soo qayb gashay. Waxaan xaqiijineynaa in casharkii oo duuban lala wadaagi doono ka-qaybgalayaasha si ay dib u daawadaan.
Mahadsanidiin.
Xalane Professional College
Hoyga Aqoonta , Hal-abuurka Iyo Fursadaha Mustaqbalka.

Contect Info: 0904083109
Email: [email protected]

DHAMAAD

Ma xiisaynaysay inaad ka mid noqoto shaqaalaha mutawaciinta ah ee Qaramada Midoobay (UN Volunteers), Iyo inaad hesho sha...
29/10/2025

Ma xiisaynaysay inaad ka mid noqoto shaqaalaha mutawaciinta ah ee Qaramada Midoobay (UN Volunteers), Iyo inaad hesho shahaadooyin caalami ah oo BILAASH ah oo ay maalgelisay UNDP?

Macadka `Xalane professional College` wuxuu kugu martiqaadayaa aqoon-isweydaarsi online ah oo kaa caawinaya inaad barato sida looga mid noqdo UN Volunteers ka (UNV) iyo sida loo helo koorsooyin caalami ah oo bilaash ah oo uu maalgeliyo UND

Waxaad Baran Doontaa :

1️⃣ Sida Loo Noqdo UN Volunteer (UNV): Tababarku waxaad ku baran habka saxda ah ee codsiga loo diyaariyo, sida loo galo liiska UNV (UNV Talent Pool), iyo sida loo helo fursadaha Volunteerska ah ee caalamiga ah.

2️⃣ Fursadaha UNDP:
Waxaad Baran sida UN Volunteers uga qaybqaataan mashaariicda horumarineed ee UNDP iyo sida adiguna aad uga mid noqon karto.

3️⃣ Koorsooyinka Online-ka ee Bilaashka ah:
Waxaa lagu barayaa sida loo Helo koorsooyinka ay bixiyaan UNDP iyo Coursera ee ku jira barnaamijka FutureSkills4All Initiative, kuwaas oo kaa caawinaya horumarinta xirfadaha shaqo iyo barashada casriga ah.


💡 Ka-qaybgalka: waa Bilaash
📅 Taariikhda: 2 November 2025
🕗 Waqtiga: 8:00 fiidnimo (EAT)
📍 Goobta: Online – Google Meet

Ku biir groupka tababarka :
Riix👉: https://chat.whatsapp.com/GcQ10PdD7vaLOqZSImhuQa?mode=ems_copy_t

Address

Garowe

Telephone

+252907586325

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xalane professional College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Xalane professional College:

Share