25/02/2026
π’ OGAAYSIIS MUHIIM AH
π€ PUBLIC SPEAKING COURSE β Bilaabasho Cusub
Macadka Hilaal College wuxuu ku wargelinayaa dhammaan ardayda iyo bulshada danaynaysa horumarinta hadalka dadweynaha in uu bilaabanayo koorso Public Speaking ah.
π Maalinta: Sabtida
β° Waqtiga: 10:00 subaxnimo ilaa 11:00 duhurnimo
π Goobta: Garoowe
π° Qiimaha: FREE (Bilaash)
Kaalay oo baro sida kalsooni leh loogu hadlo dadweynaha, loona diyaariyo khudbado xirfad leh.
π Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 7745644
Ku soo dhawoow horumar iyo kalsooni cusub!