Hayaan Visa Consultant

Hayaan Visa Consultant Somali Academy Business College waa college ka cawinaya inaa barato xirfadaha online ka looka shaqeesto si aad uga maaranto shaqo la,aanta iyo shaqalanimada.

E_commerce& Alibaba Business oo ah ganacsiyda ugu waaweyn xaga online ka ah,ayaa koorsadiisa so kordhinay, qofwalboo rab...
20/10/2022

E_commerce& Alibaba Business oo ah ganacsiyda ugu waaweyn xaga online ka ah,ayaa koorsadiisa so kordhinay, qofwalboo rabay inuu bilaabo ganacsiga online ka ah lkn garaneen meshuu ka bilaabi lahaa ayaa ka faidestan Kara sidkle waxaa awood u yeelanaysa inaa alaabtaada ka dalbato China, meelwalba wadanka ka joogtana kugu imaanayso Insha Allah.









Asc Soo dhawaada walayaal dhamanteen kala soco halkan tawabaro iyo koorsoyin laxiriira qaabka online ka ugu shaqeesan la...
10/10/2022

Asc Soo dhawaada walayaal dhamanteen kala soco halkan tawabaro iyo koorsoyin laxiriira qaabka online ka ugu shaqeesan laheed.

asc soo dhawada walalyaal kala soco halkan tawabaro,koorsoyin laxiriira qaabka uga shaqeensan lahed onlinke
10/10/2022

asc soo dhawada walalyaal kala soco halkan tawabaro,koorsoyin laxiriira qaabka uga shaqeensan lahed onlinke

12/09/2022

Si aad uga qayb qaadato fursadan waxaa ubaahantahy inaa formkan si saxan uu buuxiso madama ka qaybgalyasha aad u badanyihiin tiradana ay koobantahay, shirkan Waxaa looka hadlayaa muhiimada ay leedahay suuq gaynta casriga iyo sida aad uga faaidesan karto, tasoo ka heli doonto talo iyo tusaalooyin nool tasoo ka cawinaysa inaa qayb ka noqoto dadka ka shaqeynaya shaqooyinka online.

Shirkan ka Bacdi ardyda ka qayb qadata waxay heli doonaan tawabaro iyo koorsooyin ku saabsan digital marketingka si loo fudaydiyo in xirfadlayaal xaga internetka ka shaqeeya ay soo baxaan.

waa inooyo dhamanten 16/9/2022 ,Waxana ku rajenaaya inaa kamid noqoto tiro kooban oo ka faidesata tawabarkan

Buuxi formkan๐Ÿ‘‡

https://forms.gle/LeHEV7civFGgjuxq9

๏ผฃ๏ผฏ๏ผต๏ผฒ๏ผณ๏ผฅ   ๏ผก๏ผค๏ผถ๏ผก๏ผฎ๏ผฃ๏ผฅ   AFFILIATE MARKETING AND FREELANCER   ๏ผฏ๏ผฏ   ๏ผฌ๏ผก๏ผง๏ผต   ๏ผณ๏ผฏ๏ผฏ   ๏ผซ๏ผฏ๏ผฒ๏ผค๏ผจ๏ผฉ๏ผน๏ผก๏ผน    ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š?๐Ÿ. โœ”   ๐Ÿ.โœ”...
28/05/2022

๏ผฃ๏ผฏ๏ผต๏ผฒ๏ผณ๏ผฅ ๏ผก๏ผค๏ผถ๏ผก๏ผฎ๏ผฃ๏ผฅ AFFILIATE MARKETING AND FREELANCER ๏ผฏ๏ผฏ ๏ผฌ๏ผก๏ผง๏ผต ๏ผณ๏ผฏ๏ผฏ ๏ผซ๏ผฏ๏ผฒ๏ผค๏ผจ๏ผฉ๏ผน๏ผก๏ผน

๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š?
๐Ÿ. โœ”
๐Ÿ.โœ”

๐ŸŽ€โœ”๐ฐ๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š ๐œ๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ ๐ฐ๐š๐š

Waxaad ku qaadan kartaa 2 mid mid kood
โ˜‚ Vedio Duuban
โ˜‚ online nidaam aad kabaraneyso website ka iyo Zoom ta.

โœโœโœ
๐ŸŽ€ ๐œ๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ž๐ฌ๐ค๐š๐ง ๐ฐ๐š๐š ๐ฑ๐ข๐ซ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐ข๐ข๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐ก๐š๐ฅ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ค๐š๐ ๐š ๐Ÿ๐š๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐จ,๐ฌ๐ข ๐š๐š๐ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐ข๐ฐ๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐š๐ฆ๐š ๐ก๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง ๐ก๐จ๐จ๐ฌ๐ž ๐ง๐š๐ ๐š๐ฅ๐š ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ ๐ŸŽ€ โ€ข._.โ€ขโ€ข`ยฏยดยดโ€ข.ยธยธ.โ€ข`
โ˜‘ Wathsup numbers 0907058909,0633782332.

09/05/2022

Somalia academy business college

03/05/2022


Waa Maxay Affiliate Marketing? Affiliate marketing waa qayb ka mid ah suuq geynta casriga ah. Adigoo xayeysinayo alaab uu qof kale lee yahay, kadibna halkaas ku helaayo Commision ama nuqul boqoleey ah oo kamid ah alaabti aad iib geysey,marka laga iibsado.

Afiiliate marketing wuxuu kamid yahay meelaha ugu fiican ee laga bilaabi karo passive income. Hadii aad tahay arday ama ama qof shaqeeya affiliate marketing wuxuu ku suura gelinayo in bil weliba ama isbuuc weliba kuso gasho lacag kugu filan. Taas oo laga yaabo hadii aad si hormariso adeegan in aad kaga maarmi doonto shaqada, hadii aad tahay qof shaqeeya.

Aad ubarato xirfdaha online ka looka shaqaysto Nala so xiriir.
shaqalinimo.

Address

Garowe

Telephone

+252633782332

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hayaan Visa Consultant posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Hayaan Visa Consultant:

Share