Aarka yooco

Aarka yooco kusoo dhawoow bage ka Engineer abdulaahi sabca

Beelweenta Hasan ugaas ayaa Gudida 33 iyo isimada ku wareejiyey 40 geela iyo  200 neef oo ari ah
15/04/2023

Beelweenta Hasan ugaas ayaa Gudida 33 iyo isimada ku wareejiyey 40 geela iyo 200 neef oo ari ah

 :   Basaas looga shakisanyahay in uu ka tirsanyahay Ardaydii Abaaro ayay saaka Jamaahiirtu soo qabatay lagu Qabty kaas ...
11/04/2023

:

Basaas looga shakisanyahay in uu ka tirsanyahay Ardaydii Abaaro ayay saaka Jamaahiirtu soo qabatay lagu Qabty kaas oo isu ekeysiinayey Dumarka isagoo ku
Dhex jiray shacabka iyo Ciidamada SSC.Khaatumo.

Ka hor dhici mayno baaritaanka laamaha amniga gobolka Sool
Halkan ayaan idin kula wadaagi doonaa wixii ka soo kordha wararka basaaskan.

07/04/2023

Ex fanaan Muuse juudaan

05/04/2023

Idoor sanadka cunaqabateenta kaliya Ganacsiga lagama saarin ee Xitaa xajka Waa Lagasaarey ✈Garawe k**a duuli karaan

04/04/2023

Ninka dila abeesee ubadkeeda deystee Daajee rabeestaa
Dib uqoomameeya

DEG DEG: Ciidamada Duufaan Gamadiid iyo  DANAB ee SSC  ayaa gacanta ku dhigay saddex maxbuus oo ka mid ah askarta hagaya...
03/04/2023

DEG DEG: Ciidamada Duufaan Gamadiid iyo DANAB ee SSC ayaa gacanta ku dhigay saddex maxbuus oo ka mid ah askarta hagayaasha madaafiicda ee SNM oo maanta labo ka mid ah lagu qabtay Aagga Maraaga.

Sidoo kale maxaabiista la qabtay mid ka mid ah waxaa lagu qabtay iska hor imaad kooban oo saaka dhexmaray labo sahan oo ka kala tirsan labada Ciidan ee SSC iyo SNM.

01/04/2023

Xasan cali Xasan ( xasan aariyo) oo Fagaarihii Gooja cade Ku bashaalaya Gobonimo SSC POWER

01/04/2023

Caawo Burco iyo hargeeso
CAJILADO baroora AYAA ubaxay

Welecome Jahanama Fron Jaxiima
01/04/2023

Welecome Jahanama Fron Jaxiima

01/04/2023

Baskii Aakhiro Maanta Aad buu Urakaabsadey wuxuun Urakaab sadey Naarta ZNM idoor🤣

Waxoodi bey bilaaben ima Abaarso zwrki waa 2021 Iyo boosaaso
01/04/2023

Waxoodi bey bilaaben ima Abaarso zwrki waa 2021 Iyo boosaaso

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aarka yooco posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Aarka yooco:

Share