19/08/2026
Sagootin iyo Mahadcelin
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Puntland State University (PSU) waxay si kal iyo laab ah u sagootinayaan Dr. Elmutaz Belah, oo tan iyo 2019 si hufan uga tirsanaa bahda Jaamacadda, kaalin qiimo leh ka qaatay horumarinta waxbarashada.
Waxaan uga mahadcelinaynaa dadaalkiisa, aqoontiisa iyo adeeggiisa, waxaana u rajaynaynaa safar nabdoon iyo mustaqbal guul leh.
Thank you, Dr. Elmutaz, for your dedicated service. We wish you continued success and a bright future.