Machadka Daarul-Quraan Online

Machadka Daarul-Quraan Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Machadka Daarul-Quraan Online, College & University, Garowe.

Ku soo dhawoow hoyga xifdinta Quraanka Kariimka iyo barashada diinta Islaamka oo hel waxbarasho tayaysan oo hab casri ah adiga oo jooga gurigaaga ama xafiiskaaga.

20/06/2019

اللهم اجعل القرءان ربیع قلوبنا وجلاء أحزاننا.

Asc wrx wbr.✔ Ku soo dhowoow barashada quraanka kariimka adiga oo jooga gurigaaga ku baro Onine-ka iyada oo laga faa'day...
20/06/2019

Asc wrx wbr.
✔ Ku soo dhowoow barashada quraanka kariimka adiga oo jooga gurigaaga ku baro Onine-ka iyada oo laga faa'daysanayo technologyada casriga ah.
✔ Gurigaaga dhexdiisa ku baro quraanka iyo culuumta shareecada adiga oo aan meelna aadin.
✔ Ku xifdi quraanka kariimka muddo kooban oo ugu raaxee qalbigaaga mar kasta iyo meel kasta una kaasho howlahaaga nololeed adduun iyo aakhiraba.
====================================
MUDDADA XIFDINTA QURAANKA KARIIMKA.
✔ 5 Bilood.
✔ 8 Bilood.
✔ Sanad.
✔ 15 Bilood.
✔ 2 Sano.
Arday kasta haddii uu dhamaysto koorso ka mid ah koorsooyinka Machadka wuxuu heli doonaa aqoonsi(Shahaado) in shaa Allah.
====================================
MAC-HADKA DAARULQURAAN ONLINE
waxa diyaar kugu aha oo aad ka helaysaa mar kasta
✔ Maamule 24 ka saac.
✔ Waxbarasho tayo leh.
✔ Macallimiin khibrad fog u leh waxa ay dadka barayaan.
Hadaba horey u gaar Mac-hadka oo hadda iska diiwaan gali yaan lagaaga hor marina.
✔ WhatsApp,IMO iyo VIBER
✔ +252906623353/+ 252906880250
ku soo darso
✔ Skype name: quraan441

FIIRO GAAR AH
=======================
✔ Talosiin joogta ayuu helayaa ardayga marka uu ku soo biiro Mac-hadka.
✔ Arday kasta wuxuu xaq u leeyahay in helo waqti ku filan oo duruustiisa ku fahmi doono in shaa Allah.
✔ Hel 3 Maalmood oo free ah si aad u hubiso oo aad ugu qanacdo habka waxbarashore.

HADDII AAD AKHRISATAY FADLAN LA WADAAG WALAALAGA U BAAHAN SI UU U GAARO UGUNA FAA'DAYSTAAN.

DAARULQURAAN ONLINE INSTITUTE ----------------------------------------------------------------🔊BISHAARO 🔊BISHAARO 🔊BISHA...
13/06/2019

DAARULQURAAN ONLINE INSTITUTE
----------------------------------------------------------------
🔊BISHAARO 🔊BISHAARO 🔊BISHAARO
----------------------------------------------------------------
السلام علیکم ورحمة الله وبرکاته
----------------------------------------------------------------
Waxa loogu bishaaraynayaa bulshada Soomaaliyeed in uu MAC-HADKA DAARULQURAAN ONLINE qabanayo arday kooban/qoysas.
👉Ma doonaysaa wehel uusan kaa caajisin adigana aadan marna ka caajisin?
👉Ma danaynaysaa dhagaysiga👂 hadalka ugu macaan uguna qaalisan in ay mar kasta dhegahaagu maqlaan qalbigaaguna ku raaxaysto?
👉Ma raadiyaa qalbigaaga♥️ wax mar kasta ku farxad galiya murugadana kaa baabi'iya?
👉Hadaba Ma jeceshahay in aad online👨‍💻 ku barato ama caruurtaada ku bartid Qur'aanka Kariimka adiga oo jooga gurigaaga, ama sida maalmaha aad fasaxa tahay ama caruurtu fasax yihiin?
🔊Haddii ay jawaabahaagu yihiin (HAA) fadlan nagu soo biir adduunyadu 🌏aan iskula kaxeynee xagga iyo wanaagga.
---------------------------------------------------------------------------
Maadooyinka Machadka lagu barto waxa ka mid ah:-
● Xifdinta Qur'aanka kariimka.
● Tafsiirka Qur'aanka.
● Qiraa'ada qur'aanka.
● Qorista & akhriska Carabiga (Higgaada).
● Axaadiista Rasuulka (NNKH).
● Siirada Nabigeena Muxammed (NNKH).
● Ducooyinka iyo adkaarta.
● Barashada Cilmiga Tajwiidka.
● Luuqada Carabiga.
● Barashada Af-soomaaliga.
● Tarbiyah Islami.
● Dhaqanka wanaagsan.
---------------------------------------------------------------------------
Hadaba nagala soo xidhiidh
WhatsApp , IMO: +252906623353
Viber: +252906623353
Phone Number: +252906880250
---------------------------------------------------------------------------
Haddii aad akhrisatay fariintan fadlan la wadaag Walaalaha iyo qoysaska kheyrka jecel si aad ajar ugu hesho wanaaga waayo Share-ka aad samayso wuxuu gaarayaa Ubadkeena/Walaalaheena/qoysaskeena u baahan.

15/04/2019
السلام عليكم ورحكة الله وبركاته.القرآن حياة القلوباحفظ خمسة أجزاء قبل شهر رمضان وصحح لسانك عند تلاوت القرآن و دربه بالتج...
05/04/2019

السلام عليكم ورحكة الله وبركاته.
القرآن حياة القلوب
احفظ خمسة أجزاء قبل شهر رمضان وصحح لسانك عند تلاوت القرآن و دربه بالتجويدابتعادا عن الخطإ في كتاب الله
وأنت في بيتك أو مكان عملك.
Assalaamu Calaykum Warax matu llaahi.
Qur'aanku waa xayaatada (Nolosha) laabyada.
-------------------------------------------------------------------------
Baro oo xifdi (5 JUS) bisha RAMADAAN ka hor
Carrabkaaga laxniga/khaladka ka sax tajwiidkana Ku layli/tababar adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.
--------------------------------------------------------------------------
Ka mid noqo ardayda iska diiwaangelisay MAC-HADKA Daarul Qur'aan Online oo hel waxbarasho tayo leh iyo Shahaado.
-------------------------------------------------------------------------
Waxa heer gebo-gebo maraya fasalkii 4aad ee ugu dambeeyay uu MAC-HADKU qaadanayo bisha RAMADAAN ka hor iyadoo ay jireen 3 fasal oo horey isu diiwaangelisay oo waxbarashadooda socoto.
Hadaba ka mid noqo bahweynta MAC-HADKA adiga oo iska diiwaangelin kara lambarkan hoos Ku qoran:
WhatsApp, IMO iyo TELEGRAM+252906623353

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. DAR DAARAN.....        .....ADVICE.......   ...... وصية Qur'aanku waa daawada qalbiga e...
04/04/2019

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
DAR DAARAN..... .....ADVICE....... ...... وصية
Qur'aanku waa daawada qalbiga ee haka taginina haka fogaanina.

01/04/2019

صوت عذب مجتذب...........صوت عذب مجتذب
صوت عذب مجتذب ..........
والله لن تستطيع ان تتمالك نفسك حين تسمع هذه القرأة بصوت الشيخ المقرئ عبد الرشيد بن الشيخ علي صوفي حفظهما الله وإيانا جميعا.
COD MACAAN.........oo soo jiidasho leh
COD MACAAN........oo soo jiidasho leh
Wllhi, ma hanan kartid oo ma xakamayn kartid naftaada mar hadaad dhagaysato qira'adaan oo uu Ku akhrinayo cod macaan Sheekh C/rashiid Cali Suufi Allaha dhowree.
Aamiin.

30/03/2019

الحمد لله، فقد تم للمعهد تسجيل ٣ فصول قسم تحفيظ القرآن الكريم ،وسيبدأ فصل جديد بعد قريب إن شاء الله.

Alxamdu lillah, waxa inoo dhamaystirmay diiwaagelinta 3 fasal qaybta xifdinta qur'aanka Kariimka ah,wax yar ka dib waxa bilaaban doona qaadashada arday cusub/fasal cusub ,INSHAA ALLAAH.

Alhamdu lillaah, we completed registration of 3 classes department of Holy Qur'an memorization and we will start/begin registration of (NEW class ) after a few time INSHAA ALLAH.

WhatsApp
+252906623353

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Daarul-Quraan Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share