University of Northeastern Somalia

University of Northeastern Somalia Private, not-for-profit, four-year university committed to excellence in teaching and research. This institution is in Garowe
(2)

30/04/2026

Team kale oo ka tirsan "Trust Venture." Dhammaan arday kujira hal-abuurkaan waxay go'aansadeen in ay bilaabaan ganacsi ayaga oo year 2 ah.

29/04/2026

Waxaad daawaneysaa arday IT ah oo degree-ga uu sameeynayo ay la socoto xirfadda ganacsigu.

Bahda Jaamacadda Waqooyi Bari Soomaaliya waxay, ayaga oo isku duuban, ka tacsiyadeeynayaan geeridii ku timid (AHU) hooyo...
28/04/2026

Bahda Jaamacadda Waqooyi Bari Soomaaliya waxay, ayaga oo isku duuban, ka tacsiyadeeynayaan geeridii ku timid (AHU) hooyo Caasho Jaamac Cali oo ku geeriyootay Burtinle.

28/04/2026

Suuban Business waa mid ka mid ah hal-abuurka ganacsi oo ka socda Jaamacadda.

27/04/2026

The Trust Venture waa program cusub oo hal-abuur ganacsi ah. Ujeedada the Trust Venture waa in ardayda fursad loo siiyo in ay curiyaan ganacsiyo sannadka 2aad. Dhammaan ardaydaan waxay u diyaarsan yihiin in ay qalin jabiyaan ayaga oo ganacsato ah. Very juicy!
Haddii aad maqashid the Trust Venture, waxaad sawirataa arday ganacsato ah.

Wax badan ayaad ka maqli doontaan team kaan iyo kuwa kale asbuucyada soo socda.

26/04/2026

People like us think this way: students first.

26/04/2026

Haddii aad waxbarasho kujirtid ha kaa muuqato.

25/04/2026

Wakhtigaaga ka faa'iideeyso

24/04/2026

Xalka dhabta ah wuxuu qaataa
1. Wakhti
2. Dadaal
3. Dulqaad
4. Joogteeyn.

Degree + experience = successful graduation.
24/04/2026

Degree + experience = successful graduation.

23/04/2026

Luuqadda haddii aad si xoogan wax ugu qori kartid, more powers.

23/04/2026

Heerka ardayda waxbarashada hoose.

Address

CF56+2JC
Garowe

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252667221645

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when University of Northeastern Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to University of Northeastern Somalia:

Share