University of Bosaso faculty of social science

University of Bosaso faculty of social science ka shaqaynta hormarinta iyo soo bandhigida aqoon cilmiyeedka kulliyada culuumta bulshada ee jaamacad

21/12/2025
30/09/2025
09/02/2025

π—’π—£π—˜π—‘ π—”π——π— π—œπ—¦π—¦π—œπ—’π—‘-Centre For Postgraduate Studies-CPS
We are now accepting applications for new students in eight Master’s programs across various fields for the 2025 intake.

If you are interested in joining, please contact us through this link: https://tinyurl.com/7pu5rwu7.

#π—’π—£π—˜π—‘π—”π——π— π—œπ—¦π—¦π—œπ—’π—‘2025


Centre For Postgraduate Studies-CPS
β€œBuilding Better Community”

28/11/2024

Xisbiga Hilaac oo ku guulaystay Doorashada MAJBG 2024.

Codadka Xisbiga Hilaac : 826-cod (53.98%
Codadka Xisbiga Waddani: 704-cod (46.02%).



University of Bosaso - Garowe
β€œBuilding Better Community”

Hambalyo Hambalyo  Dhammaan Ardayda Jaamacadda Bosaso-Garoowe Waxay Kulliyaddu U Diraysaa Hambalyo, Sida Ilbaxnimada leh...
28/11/2024

Hambalyo Hambalyo

Dhammaan Ardayda Jaamacadda Bosaso-Garoowe Waxay Kulliyaddu U Diraysaa Hambalyo, Sida Ilbaxnimada leh iyo Geesinimada leh ee ay Ugu dareereen Cod-bixinta Uguna dhiiradeen doorashada Madaxweynahooda.

Si Gaar ah Kulliyadda social science Waxay Hambalyo U Diraysaa Mohamud Abdirisaaq Mohamud (shiine Baliil), oo Hogaamid Doona University of Bosaso Students Union-ka Jaamacadda Bosaso - Garowe

Shiine Baliil Waxa uu Kamid yahay Ardayda Daraaseyda Cilmiga Arimaha Bulshada (Social Science) Waxayna Caddayn U Tahay Qaabka kulliyaddu ay Ardayda Ugu Tababarayso Hogaaminta Iyo U Adeegidda Bulshada.

Hambalyo Markale Shiine Baliil

Hambalyo Abdihakim Salad iyo Fu’ad Mohamud oo Kamid ahaa Ardaydii Ugu saraysay University of Bosaso - Garowe, Waxa ayna ...
17/11/2024

Hambalyo Abdihakim Salad iyo Fu’ad Mohamud oo Kamid ahaa Ardaydii Ugu saraysay University of Bosaso - Garowe, Waxa ayna ka Bexeen Kulliyadda social science

Deegaan Cagaaran, Dad Aqoon Leh Iyo Deyrkii Jaamacadda Bosaso - Garowe
15/11/2024

Deegaan Cagaaran, Dad Aqoon Leh Iyo Deyrkii Jaamacadda Bosaso - Garowe

15/11/2024
πŸŽ“ Hambalyo ardayda ka qalin jebisay kulliyadda culuumta  bulshada ee Jaamacadda Boosaaso Garoowe! πŸŽ“ Maanta waxay ku sunt...
14/11/2024

πŸŽ“ Hambalyo ardayda ka qalin jebisay kulliyadda culuumta bulshada ee Jaamacadda Boosaaso Garoowe! πŸŽ“

Maanta waxay ku suntan tahay guul muhiim ah oo safarkiinnii waxbarasho lagu hantay. Anigoo ah Hormuudka Kulliyada Culuumta Bulshada, waxaan qirayaa mid kasta oo idinka mid ah dadaalkiisi iyo dulqaadkiisi in ay guushaanni marag u tahay.

farxad gaar ah ayey I tahay in aan idin kala qaybgalo xafladdaan qurxoon anigoo idin rajaynaya guul, mustaqbal ifaya iyo hayaan waxbarasho oo aan hakad lahayn!!!
Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Dhiinka Kulliyadda social science Mudane Mohamud M. Qardananshe

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 06:00 - 20:00
Tuesday 06:00 - 20:00
Wednesday 06:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 20:00
Saturday 06:00 - 20:00
Sunday 06:00 - 20:00

Telephone

+252907630157

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when University of Bosaso faculty of social science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share