ENG baradho X jacaylka

ENG baradho X jacaylka comedy wxaad kala.socon kartaa warar xaqiiq ah
iyo ruwaayado kaa qosliya ...

Nuur Xasan Mursal  war ninkaaz meel ku sheega reer widhwidhow Meel fog ba laga donaye ma noolyahy ninkazi🤣
11/06/2024

Nuur Xasan Mursal war ninkaaz meel ku sheega reer widhwidhow

Meel fog ba laga donaye ma noolyahy ninkazi🤣

ciidanka so fasax muusow 🤣
26/02/2023

ciidanka so fasax muusow 🤣

16/03/2022

Jaaniz doon🤣👈

Sida leyla iyo Qeys Yaan U Laasimayoo Hurdo Kaama Ladoo Qalbigaad Lulataa Lama Yeesho Xiriir Dumarkii lumiyoo Adigeey ig...
08/03/2022

Sida leyla iyo Qeys Yaan U Laasimayoo
Hurdo Kaama Ladoo Qalbigaad Lulataa
Lama Yeesho Xiriir Dumarkii lumiyoo
Adigeey igu Lamaan 😢
Waxa Loolan Jaceyl Dadku Ay Lagdamaan
Hadaan Leysla Luleyn Mid Uunbaa lug Go'aye Ha iga leexaninoo ligliga Aan Qabanoo liban Aynu Helnee ❤️🥰

Xigasho :abwaankyga Abdirisaaq cabdilahi aadan😇🙏🙏

Waxaa jira dad badan oo ku nool farxad iyo jacayl kuwaas oo hantiyey nolosha ay ku hamiyi jireen. Halka ay jiraan kuwa k...
08/03/2022

Waxaa jira dad badan oo ku nool farxad iyo jacayl kuwaas oo hantiyey nolosha ay ku hamiyi jireen. Halka ay jiraan kuwa kamadhan jacaylka iyo farxadaas oo wehelkoodii uu ka fogeeyey geeridu. 😰

Allahayow isku daa kuwa is jecel💑🤴👸❤👈

Maxaa Sameysaa Markii Aad Kala Tageysaan Qofka Aad isjecleedeen Oo Waqti iyo Wayahah Idinkala Geeyay ? Qofkii Miyaad Wan...
08/03/2022

Maxaa Sameysaa Markii Aad Kala Tageysaan Qofka Aad isjecleedeen Oo Waqti iyo Wayahah Idinkala Geeyay ?

Qofkii Miyaad Wanaag Urajeysaa Iyo Qiimo Oo Adigoo Markale Qiraayo wanaagiisa Ayaad Macsalaameysaa Mise Xumaan iyo afxumo Ayaad Ku Kalatagtaan Wey Kala Miro Macaantahay Marka Qofka Si wanaagsan iyo si Xunba Aad Ku Kala Tageysaan Markastana Waxaa wanaagsan Qofkaan Inaad Qirto Wanaagiisii Iyo Qiimaha Uu Noloshada Kulahaa

Xiriir Axmed Marbuu Heesayay Ayuu Yeri :

- Kuma Dhayalsanin Nasiibkaa Halkaa
Ina Dhaafin Wayay
- Dhabtii Imaadan Xumeynin
- Calafkaa Inakala Dhaqaajiyay
- Dhisoo Dhaqan Baan Kuleeyahay
- Dhigaa Usareee walaal
- Jaceylkii Haduu Dhantaalmay
- Aduunyadii Mey Dhamaan
- Dhisoo Dhaqan Baan Ku Leeyahay

-Waa wanaag iyo Duco Iyo Hadal Wanaag
Awale Adan Asagana Wuxuu Yeri :

- Inkastoo Nabdiga Iyo Niyadeyda Kugu Qoray
- Inkastoo Ku Naadshoo Kugu Soo Noq-Noqon Jiray
- Markii Aad Nasteexiyo Naxariisba Gooysay Naftu Kaa Galgalatay
- Anigoo Naceyb Iyo Naxli Aan Igu Jirin
- Naso Waan Ku Dayay 🥲
- Nabsigeeygu Kuma Helo
- Nin Xun Eebe Kuma Bado Nabadiino Inanyahay

Isku Day Qofkaan Markii Uu Waqtigiina Dhamaado Inaad Ku Kala Tagtaan Wanaag
Ereyada Heesta Xariir waxaa leh Abwaan - Maxamed Saalin Mida Awale Waxaa leh Abwaan - Hasan Daahir Ismaacil Weedhsame ❤️🥀

Maanta nafta ayaan weydiiyey sidee ayaa nolosha loo maareeyaa/Maamulaa?Jawaab fiican waxa i siiyey qolkeyga. Saqafku wux...
28/02/2022

Maanta nafta ayaan weydiiyey sidee ayaa nolosha loo maareeyaa/Maamulaa?

Jawaab fiican waxa i siiyey qolkeyga.

Saqafku wuxuu yidhi: Hami sare yeelo.

Marawaxadu waxay tidhi: Qabow Noqo )Debci Furnoow).

Saacaduna waxay tidhi: Wakhtiga Qiimee.

Jawdalka taariikhdu (Calendar) wuxu yidhi: Duruufaha Xilli la soco.

Boorsada jeebkuna waxay tidhi: Wax u dhigo mustaqbalka.

Muraayaduna waxay tidhi: Naftaada u fiirso.

Gidaarkuna wuxuu yidhi: la wadaag dadka kale culeyska(Caawi).

Daaqaduna waxay tidhi: Balaadhi aragtiddaada-nololeed.

Sagxadda dhulkuna (Floor) waxay tidhi: badanka Hoos ahow(Sujuuda badi) dhulkana Kibir la'aan soco.

Deedna waxaan eegay sariirta oo tidhi: Waxaas oo dhani waa Khiyaali, ee Bustaha huwo oo Seexo.😎😎😃

Hurdo miya u diyaar Garowna mrka😅🙏🙏

27/02/2022
Lamaanahan ma aamintay inay soomaali yihiin✌️??
24/02/2022

Lamaanahan ma aamintay inay soomaali yihiin✌️??

23/02/2022

Qof Aa Farxadiisa Sabab U Noqo Karto Ha Gelin Naftiisa Mugdi Uusan ka kaban karin, Wax aan adiga wax saameyn ah kulala lahayn Ayaa bedeli Karo Nolosha iyo Mustaqbalkiisa oo idil (dhan).😭💔

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ENG baradho X jacaylka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share