Gollis University Gabiley

Gollis University Gabiley Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gollis University Gabiley, College & University, Near Main Road, Gebiley.

Offer accessible quality education for the intellectual and physical development of the wholesome individual and promote research, scholarship, and services for the welfare of humanity.

24/05/2026

Higher Education Commission delivered a training on Higher Education Management Information System for Universities in Gabiley and Borama, Gollis University Gabiley President attended the event and highlighted the importance of this program to improve the university data management technique.

Maamulka, macalimiinta iyo hawl-wadeenada Jaamacaddu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo qaranka ...
01/05/2026

Maamulka, macalimiinta iyo hawl-wadeenada Jaamacaddu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada iyo qaranka JSL ee uu ka baxay marxuum gaashaanle sare Ciise Aadan Cawaale oo xaqii u yimid.
Marxuumku wuxuu ka mid ahaa saraakiisha ciidanka qaranka ee tacabka badan galiyey qarankiisa.

Waxaanu si gaar ah uga tacsideynaynaa Hage Maxamed Ciise Adam oo ka mid ah macalimiinta kuliyadda sharciga oo marxuumku Aabihii ahaa

11/04/2026

Maamulka Jaamacadda Gollis Gabiley oo maamus u sameeyay laba kamid ah maamulka Jaamacadda oo la magacaabay.

02/04/2026

Maamulka jaamacada Gollis University Gabiley ayaa Caawa casho Sharaf ku maamuusay 5 arday oo ka mida ardayda kuliyadda sharciga oo loo magacaabay xilal kala duwan oo heer Qaran iyo heer Gobol ah.
1. Xoghayaha Guud ee Xidhiidhka Kubadka Cagta Somaliland.
2. Iskuduwaha Wasaarada Horumarinta Caafimaadka.
3. Maareeye Xigeenka Wakaalada Biyaha Wajaale
4. Iskuduwe Xigeenka Wasaarada Gaadiidka
5. Maamulaha Wasaarada Gaadiidka ee Gabiley.

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ (ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ)โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ..Maamulka jaamacadda Gollis, shaqaalaha iyo macallimiintuba waxay h...
19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ (ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ)
โ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆโ€ฆ..
Maamulka jaamacadda Gollis, shaqaalaha iyo macallimiintuba waxay hambalyo u dirayaan dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan munaasibadda Ciidal-Fidr awgeed.

Waxay si gaar ah u hambalyaynayaan ardayda, waalidka iyo saaxiibbada kala duwan ee jaamacadda, waxaanay Ilaahay uga baryayaan in uu ciiddan ciideeda bash-bash iyo barwaaqo innagu gaadhsiiyo, inta buktana Ilaahay caafimaad taam ah siiyo.

Aammiin aammiin.

๐๐š๐ก๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐†๐จ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ง ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐คIlaahay kheyrka bishan barakaysan ha inna waafajiyo. Dh...
17/02/2026

๐๐š๐ก๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐†๐จ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฌ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ง ๐ฅ๐ž๐ž๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐ซ๐š๐ค

Ilaahay kheyrka bishan barakaysan ha inna waafajiyo. Dhammaan Ummadda Islaamkana ha ka yeelo kuwii guulaysta, gobonnimo ku waara, Rabbigoodna raaligeliya.

Bahweynta Jaamacadda Gollis iyagoo isku duuban, isla markaana metelaya Dhammaan Jaamacadaha Gollis ee Gobollada JSL waxay hambalyo iyo ducaba u dirayaan dhammaan aqoonyahanka da'yarta ah iyo ardayda wax ka barata ama h**e uga qalin-jebiyey Jaamacadaha Gollis ee geyiga Geeska Afrika.

Qaranka JSL waxay ugu ducaynayaan in Rabbi bishan bisheeda ku gaadhsiiyo bashbash & barwaaqo, nabad & naruuro, midnimo & maamuus qaran.

05/02/2026

The Law Department at Gollis University's Gabiley Campus successfully organized a moot court competition.

Students effectively applied theoretical knowledge to practical scenarios, demonstrating proficiency in legal research, argumentation, courtroom decorum, and case analysis.

This event underscores the department's dedication to fostering academic excellence and providing practical legal training.

OGEYSIISWaxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo hawl-wadeennada Jaamacadda Gollis in fasaxa Israโ€™Wal-M...
15/01/2026

OGEYSIIS

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo hawl-wadeennada Jaamacadda Gollis in fasaxa Israโ€™Wal-Micraaj oo ku beegnaa maalinta Jimcaha loo beddelay in la qaato Sabtida, 17/01/2026 (oo waafaqsan 27 Rajab 1447 Hijri).

Sidaas awgeed, dhammaan hawlaha waxbarasho iyo shaqo waa laga nasan doonaa maalintaas oo ah habeenkii Nabigeenna (N.N.K.H) la dheelmiyey ee Al-Israโ€™walmicraaj, waxaana si caadi ah dib loogu bilaabi doonaa Axadda, 18/01/2026.

Maamulka Jaamacadda Gollis

Maamulka, macalimiinta, hawl-wadeenada Jaamacadda Gollis University Gabiley  waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u dira...
26/12/2025

Maamulka, macalimiinta, hawl-wadeenada Jaamacadda Gollis University Gabiley waxay hambalyo aan lasoo koobi karin u dirayaan dhamaan shacbi waynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo si rasmi ah loogu aqoonsaday dal kamid ah dalalka caalamka.

Jaamacaddu waxay sidoo kale hambalyaynaysaa Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo guushan isaga iyo xukuumadiisu ku suntan yihiin.

Farxada iyo damaashaadka aqoonsiga Somaliland darteed Jaamacaddu waxay fasax ahaan doontaa maalmaha Sabtida iyo Axada waxaana dib loo bilaabi doonaa maalinta Isniinta.

Hambalyo

11/12/2025

Ardayda kuliyadda sharciga oo soo dhaweeyay tababar ay siisay shirkada Law Firm.

Gudoomiyaha Jaamacadda Gollis Gabiley ayaa booqasho shaqo ku tagay Degmada Allaybaday halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen maa...
13/11/2025

Gudoomiyaha Jaamacadda Gollis Gabiley ayaa booqasho shaqo ku tagay Degmada Allaybaday halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen maamulka Degmada Allaybaday iyo maamulaha Dugsiga Sare ee Degmada.
Gudoomiyuhu wuxu kulan soo dhawayn ah la qaatay ardaydii sanadka ka baxday dugsiga sare ee Allaybaday oo kusoo biiri doona ardayda wax ka barata Jaamacadda Gollis ee Gabiley.

Waxaa xusid mudan in Jaamacaddu ardayda Guri u kiraysay halkaas oo ay dagi doonaan inta ay waxbarashada Jaamacadda wadaan.

Booqashada waxa wehelinayay ardayda reer Allaybaday ee iyagu h**e uga aflaxay Jaamacadda.

Address

Near Main Road
Gebiley

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252634463589

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollis University Gabiley posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gollis University Gabiley:

Share