Golden University-Galgadud campus

Golden University-Galgadud campus HIGH EDUCATION

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO Dhaman umada soomaliyeed waxan ugu hambalyeyneyna sanad guuradii 66aad ee kaso wareegatay mid...
01/07/2026

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
Dhaman umada soomaliyeed waxan ugu hambalyeyneyna sanad guuradii 66aad ee kaso wareegatay midowgii umada somaliyeed 1luulyo.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.Ardaydeena sharafta leh ee mujiyay dadaalka xaladkasto oo aay kujiran inya aay tijabiyaan aqo...
25/06/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Ardaydeena sharafta leh ee mujiyay dadaalka xaladkasto oo aay kujiran inya aay tijabiyaan aqoonta kudahoda ku keedsan taa oo sanado badan ee so baranayeen.
Waxan Alle idinkaga baryeeyna in aad guuleysataan dhamantiinba insha allaan.


Golden University
Jaamacadda Golden
Center for Post Graduate Studies - Golden University

20/06/2026.Alle waxan uga baryeeyna dhaman ardayda somaliyeed in rabi u fududeeyo hamiga iyo rajada aay leeyihiin. Kuna ...
20/06/2026

20/06/2026.
Alle waxan uga baryeeyna dhaman ardayda somaliyeed in rabi u fududeeyo hamiga iyo rajada aay leeyihiin. Kuna guuleeyo intaxanka maanta u fariisteen. Gaar ahaan ardayda imtixaanka ufadhisatay dagmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

02/06/2026

SANADKII SADAXAAD.
Ardayda sanadkan ka baxeeydo Fasalka 12 aad ee iskuulada kuyaala Dagmada Guriceel ayaa jamacadda Golden u qabatay muraajaco.
Ardaydi ka fa,ideysatay qaar kamida aya ka mahadnaqay.

Ciid Mubarah.Dhaman umada muslimka ah ee Somalida ah waxan idin kugu hambalyeeynryna munasabada Ciidul Adxa.Rabi hanaga ...
27/05/2026

Ciid Mubarah.
Dhaman umada muslimka ah ee Somalida ah waxan idin kugu hambalyeeynryna munasabada Ciidul Adxa.
Rabi hanaga aqbalo acmadha saalixa ah.

SANADKII SADAXAAD.Ardayda sanadkan ka baxeeydo Fasalka 12 aad ee iskuulada kuyaala Dagmada Guriceel ayaa jamacadda Golde...
26/05/2026

SANADKII SADAXAAD.
Ardayda sanadkan ka baxeeydo Fasalka 12 aad ee iskuulada kuyaala Dagmada Guriceel ayaa jamacadda Golden u qabatay muraajaco taa oo ardayda dib lugu faa,ideeynayo fasalada kala ah:
1. Fasalka 9 aad.
2. Fasalka 10 aad.
3. Fasalka 11 aad.
4. Fasalak 12 aad.
ee maadooyinka Technology iyo Business ka.
Wana sanadki sadaxaad oo xariir ah loqabanaayo ardayda fasalka 12 aad ee shahaadiga ah.
Golden University.

Jaamacadda Golden Faraceeda Guri'el Ayaa Sanadkii 3aad Oo Xiriir Ah Qabaneysa Muraajacada Maadooyinka Technology iyo Bus...
02/05/2026

Jaamacadda Golden Faraceeda Guri'el Ayaa Sanadkii 3aad Oo Xiriir Ah Qabaneysa Muraajacada Maadooyinka Technology iyo Business Fasalka Form One Illaa Fasalka Form Four Qaab Khulaasaa.

Haddaba Ha Ka Faa'iideyso Qofkii Daneynaa Muraajacadaas Waa Bilaash Waxa Lacag Ah Lagaama Rabo Waxayna Bilaabaneysaa 02/05/2026 Illaa 20/05/2026.

Waxaa Bixinaaya Muraajacadaas Eng. Hussein Hassan Osman Oo Leh khibrad Mucallinimo Si Gaar Ahna Maadooyinkaan Dhigayay Intii U Mahajkan Shaqeynaayay.

Booqasho.Muumulka jamacadda Golden faraceda Guriceel booqasho ku martay qaar ka mid ah iskuulada sare ee dagmada guricel...
07/04/2026

Booqasho.
Muumulka jamacadda Golden faraceda Guriceel booqasho ku martay qaar ka mid ah iskuulada sare ee dagmada guricel qasatan fasalada sanadkan baxaya ee dugsi sare.
Waxan u rajeyneyna guul ardaydeena.
Guriceel City
Golden University
Following

Khamiis, 26/03/2026.Jaamacadda Golden Faraceeda Galgaduud Gaar Ahaan Guri'el Ayaa Maanta Xarunta Jaamacadda Ugu Qabtay A...
27/03/2026

Khamiis, 26/03/2026.

Jaamacadda Golden Faraceeda Galgaduud Gaar Ahaan Guri'el Ayaa Maanta Xarunta Jaamacadda Ugu Qabtay Ardeyda Caafimaadka Tababar Ciwaankiisu Ahaa Sida Bukaanka Loo Geliyo Catheter-ka Laba Jinsiba ( Lab iyo Dheddig ).

Tababarka Waxaa Bixinaayay Dr. Ahmed Mohamed Ali.
Golden University
Following

Asc bulshadeena somaliyeed ee muslimka ah CIID MUBARAK.Rabi hanaga aqbalo wajibaadki aan gudanay ajar iyo xasanaad rabi ...
19/03/2026

Asc bulshadeena somaliyeed ee muslimka ah CIID MUBARAK.
Rabi hanaga aqbalo wajibaadki aan gudanay ajar iyo xasanaad rabi hanaga siiyo.
CIIDUL CAAFIYA.

Address

Guri Ceel

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden University-Galgadud campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Golden University-Galgadud campus:

Shortcuts

Share