East Africa Primary and Secondary School

East Africa Primary and Secondary School OUR AIM IS SUCCESS

CIID WANAAGSAN
19/03/2026

CIID WANAAGSAN

  :Maamulaha iskuulka EAST AFRICA Pss Mudane cabdicasiis Macalin Cabdi ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul-Fitriga...
19/03/2026

:
Maamulaha iskuulka EAST AFRICA Pss Mudane cabdicasiis Macalin Cabdi ayaa hambalyo ku aadan munaasabada Ciidul-Fitriga u diraya dhamaan Macalimiinta, Ardayda iskuulka iyo shacabka Soomaaliyeed guud ahaan Ummadda Muslimiinta ah waxaan idin leenahay Ciid Mubaarak.
Ciidan Ciideeda kale Eebe Farxad, Baraaro, iyo Barwaaqo ha inagu gaarsiiyo.
Farxad ku Ciida EAST AFRICA Family.

17/02/2026

:
Maamulka Dugsiga EAST AFRICA Pss wuxuu leeyahay dhamaan ummadaha islaamka, Macalimiinta, Waalidiinta iyo Ardada meelkasta oo ay kala joogaan wuxuu leeyahay Ramadaan Kariim.
waxaan Alaah weydiisanaynaa inuu naga dhigo ku wii ka faa'ideesta fadligiisana ku hela naxariis, dambi dhaaf iyo cadaabta oo laga xoreeyo.
Aamin. Ramadaan wanaagsan.
Lawadaag asxaabtaada hala dhaafin like-ta share-ka.

24/01/2026

Tacsi:
انا للـــــه وانا الــــيــــه راجعــــون

وبشر الصابرين الذين اذا اصابتهم مصيبة قالوا انا لله وانا اليه راجعـون
إنَّ لله ما أخذ، وله ما أعطى، وكل شيءٍ عنده بأجلٍ مُسمّى، فلنصبر ولنحتسب.
اللهم اغفر له وارحمه واسكنه في جنات النعيم

INAA LILAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN ALLAHA U NAXARIISTO.

Dhammaan Shaqaalaha Guud Ee Iskuulka Waxay halkaan Tacsiyo Tiiraanyo Leh Uga Dirayaan Oo Hooyadood Geeriyootay, Waan u tacsiyeeynaynaa geeridii ku timid Hooyo ilaah ha u naxariisto Qabrigeedana Ilaah ha u waasiciyo ehaladii iyo Qaraabadii ay ka tagtayna sabar iyo Iimaan Allaah ka siiyo (Aamiin) Aamiin Inaalilaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun Ma dhinte Waa Ilaah

Address

Wadajir District , Buulo-Xuubey Dhabarka Dambe Ee UNDP
Hamar
00252

Telephone

0615096996

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to East Africa Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share