Gollis Shariica

Call Directions Website Contact the university

Gollis Shariica كلية الشريعة والدراسات الإسلامية -هرجيسا

Waxa barashadu waxay billaabmaysaa:  29/10/2026
13/10/2026

Waxa barashadu waxay billaabmaysaa: 29/10/2026

Sawirro: Bandhigga Takhasusaaska Waxbarashada-sare
10/10/2026

Sawirro: Bandhigga Takhasusaaska Waxbarashada-sare

Takhasusaadka Qaybta degree-ga iska diiwaangali Online-ka ama la soo xidhiidh: el: 63300027 || 634115346 | 633059608
04/10/2026

Takhasusaadka Qaybta degree-ga
iska diiwaangali Online-ka ama la soo xidhiidh: el: 63300027 || 634115346 | 633059608

Takhasusaadka Qaybta degree-ga iska diiwaangali Online-ka ama la soo xidhiidh: el: 63300027 || 634115346 | 633059608
04/10/2026

Takhasusaadka Qaybta degree-ga

iska diiwaangali Online-ka ama la soo xidhiidh: el: 63300027 || 634115346 | 633059608

📢 BUSHAARO! BUSHAARODhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada sare!Kuliyaddu waxay qaban doontaa bandhig ballaadhan oo la...
03/10/2026

📢 BUSHAARO! BUSHAARO

Dhammaan ardayda danaynaysa waxbarashada sare!

Kuliyaddu waxay qaban doontaa bandhig ballaadhan oo lagu soo bandhigayo barnaamijyada iyo takhasusyada kala duwan ee ay idiin diyaarisay.

Fursadaha maalintaas idiin diyaarsan waxaa ka mid ah:

🎓 Deeq waxbarasho oo dhammaystiran

🎓 Deeq waxbarasho oo qayb ahaan ah

Ha seegin fursaddan qiimaha leh ee aad ku ogaan karto barnaamijyada waxbarasho iyo fursadaha deeqaha la heli karo.

📞 Wixii faahfaahin ah kala soo xidhiidh:
634439551 | 634699131 | 634142426

Fursaddaada waxbarasho ha ka faa’iidaysan!

أهلاً بك يا طالب العلم في كلية الشريعة والدراسات الإسلامية بجامعة غولس. املأ بياناتك في الخطوات التالية بسهولة، وارفع أوراقك الرسمية.

takhasusaadka Shareecada iyo Tarbiyada qaybta Degree-ga 1aad diiwaangalintu waysocotaa, fadlan h**e isu diiwaangaliFg: H...
01/10/2026

takhasusaadka Shareecada iyo Tarbiyada qaybta Degree-ga 1aad
diiwaangalintu waysocotaa, fadlan h**e isu diiwaangali
Fg: Hab Online ah ayaad isooga diiwaangalin kartaa Linkigan:
https://gollis-sharia.com/online-registration

01/10/2026

Dr. Sh. Muuse Tarax hormoodka Kuliyada Shareecada ee Jaamacadda Golis ayaa kalmad qiima badan oo taabanasay Dhinacyada ,Salaadda, akhlaaqda , ka Faa'iidaysiga Wakhtiga iyo Caafimaadka u jeediyay ardayda dugsiga sare Salaama Girls

29/09/2026
28/09/2026

ardayeey Dedaala waxbarashadana sii wada
Sh Cabdiqaadir Maxamed Jaamac
Maamulaha Machadka Faadumo

28/09/2026

Ardeyda waxaan ku dhiiri galinaynaa halkaa macallimiintiinu ka soo aflaxeen...

Sh Maxamuud Cabdillaahi Maxamed
Maamulaha Machadka Ansaar

Address

Https://goo. Gl/maps/fviXgZiFepTVY17L 8
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gollis Shariica posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gollis Shariica:

Shortcuts

Share