Abaade yare

Abaade yare Gabal daye

31/08/2024

Safarkii guusha

Haddii la hir geliyo warkii maanta Komishinka doorashooyinku ku dhawaaqeen ee ku saabsanaa in magaalooyinka  waaweyn dad...
23/08/2024

Haddii la hir geliyo warkii maanta Komishinka doorashooyinku ku dhawaaqeen ee ku saabsanaa in magaalooyinka waaweyn dadka ka codaynaya laga qaado sawirka bu'ida isha, waxay taasi ka dhignaan doontaa in markii koowaad codeeyeyaasha Somaliland ay noqon doonaan laba qaybood.

Qaybta magaalooyinka waaweyn oo isha laga sawirayo iyo qaybta degmooyinka iyo deegaannada kale oo sidii h**e u codaynaya.

Xisbiyada mucaaridka ah oo h**e u diiddan in sawirka bu'da isha lagu galo ayaan ilaa hadda war ka soo saarin sababta ay u ogolaadeen in laba qaybood loo qaybiyo muwaadiniinta codaynaysa.

21/04/2022

Gabal daye

Address

Hargeisa

Telephone

+252634832951

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaade yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share