11/06/2022
"Aadamaha marka uu ilmayar udhasho xoolo ayay soo iibiyayaan farxadna way ku qaabilaan,lama arko qof soo iibsada naxashkii lagu qaadayey marka uu dhinto,geeridu waa shay aanay cidina gafahayn,waa safar aan soo noqosho lahayn,safarka aduunka waxa aad taqaan maalinka,meesha iyo markaad soo noqonayso...!ka aakhiro'se sida maaha.safarka aduunka dharkaaga ugu quruxda badan ayaa diyaarsata,geerida se safarkeeda lana go'oo aanad dooran aya madaxa iyo lugaha laguu gelinaya,safarka aduunka.ogaysii ayuu leeyahay ka geeridu se malaha,safarka aduunku hotel quruxbadan ayaad sii kiraysata,safarka aakhiro'se qabri ayaad galaysaa waxana qurxinaya camalkaga. Safarka aduunka ehelkaga ayaa kugu dhaweeya madaarka ama meeshi kaleed rabto,ka akhirana malaaigta jannada ama kuwa naarta kii camalkagu kuu gooyo ayaa kusoo dhaweya!
Waa safar aad oorodaadi,aduunkaagi,iyo awlaadadi aydaan dib isku arkaynin! Walaalka muslimka ahow maxaad udiyaarstay?.
Sheekh Mohamed Omar dirir..❤
By updihakem_juppi