Isha Xogaha

Isha Xogaha Always open

07/01/2026

Bakhaarkii sababay in Maraykanku Somaliya ka Guuro waakan

15/04/2025
29/11/2023
Deg Deg Qodoobada Ka Soo Baxay Shirkii1 Shirwayana Beelaha Habar Jeclo Wuxuu Siwayn u Taageersan yahay Jiritaanka Somali...
28/11/2023

Deg Deg Qodoobada Ka Soo Baxay Shirkii

1 Shirwayana Beelaha Habar Jeclo Wuxuu Siwayn u Taageersan yahay Jiritaanka Somaliland

2 .Beeshu Waxay isla Qaadatay Inay Difaacdo Deegaanadooda iyo Dadkooda

3 Beeshu Waxay isla Qaadatay Inay Sigaara U Difaacdo Deegaanada Buqdhar kayan iyo Qorulugud

4 Waxaa La Dumiyey Dhismayaal Kala Duwan iyo Dad ay Kulaayeen Deegaanada Dhulbahante

5 Dhulbahante Waxay Ku Baaqeen Nabad Gacan Kurimisa Oo aan Waxba Ka Jirin Balse Beshu Aqbali Mayso

6 Beeshu Waxay isla Qaadatay inaanay Aq Balayn Deegaano Habarjeclo Oo Lagu Soo Duulo

Beeshu Waxay isla Qaadatay inaanay Aqbalayn Deegaan Beeshu Degantay Oo Xoog Lagu Haysto

28/11/2023

Somaliland oo Ciidmadij ugu Badnaa Soo Wada Wacdaraha ka Dhici Doona Furimaha

28/11/2023

Abwaan Shucayb Yare oo Sir uu Qarinayey sheegay

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka
27/11/2023

Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka

Deg Deg Nuux Taani Oo Gaadhay Buqdharkayn Hadda Iyo War Cusub Oo Laga Soo SheegayoKala Soco Isha Xogaha
27/11/2023

Deg Deg Nuux Taani Oo Gaadhay Buqdharkayn Hadda Iyo War Cusub Oo Laga Soo Sheegayo

Kala Soco Isha Xogaha

26/11/2023

Sacad Muusow Dagaalka Gala Fadeexad baanu Meel Aanu Marno laanahay Gabadh Habar-Awal ah

26/11/2023

Ciidanka Somaliland Duqayn kuwada Kooxaha Huwanta ah

26/11/2023

Somaliland oo ciidamadii ugu Badnaa ku sii Daabulaysa jiidaha H**e

Address

150
Hargeisa
WARSAME

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252634655928

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Isha Xogaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share