Dell Online College

Dell Online College Dell Professional College provides professional Degree, Associate degree, and Diploma courses.

04/05/2026

Diploma of accounting and finance ゚viralシ

30/04/2026

Kulliyada Dell Professional College waxaad wax ugu baran kartaa hab online iyo offline ah hadaba la xidhiidh whatsApp 63 4316000 ゚viralシ

30/04/2026

Dell Professional Courses ゚viralシ

Kulliyada Dell Professional College qeybteeda onlineka ee fogaan araga waxay qaadanaysaa classes cusub English ah oo lag...
29/04/2026

Kulliyada Dell Professional College qeybteeda onlineka ee fogaan araga waxay qaadanaysaa classes cusub English ah oo lagu baro hab online ah oo live ah (macallinka si toos ah xiisada uga qaadato) meel kasta iyo waqti kasta oo aad joogto hadaba la xidhiidh whatsApp 63 4316000

28/04/2026

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa bishan May classes cusub oo lagu baranayo cilmiga luuqada English-ta iyadoo ardayga laga dhisayo qorista, aqriska, hadalka, dhawaaqa iyo grammarka muddo kooban waxaadna ku baran kartaa hab offline ah iyo hab online ah. Kulliyada waxay ku taalaa suuqa hoose ee Hargeysa, fooqa ina afdiinle ee dalwanaaje ee ku yaal waqooyiga shirkada telesom ee kheyriyada. La xidhiidh whatsApp 63 4316000 ama +252634422990

26/04/2026

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa bishan classes cusub oo lagu baranayo cilmiga luuqada English-ta adigoo ku baran kara hab online iyo offline. hadaba la xidhiidh whatApp 63 4316000 ama soo booqo kulliyada oo ku taala suuqa hoose ee Hargeysa, Fooqa ina afdiinle ee dalwanaaje ee ku yaala waqooyiga shirkada telesom ee kheyriyada. 63 4316000

Kulliyada Dell Professional qeybteeda offline waxay bixinaysaa deeq waxbarasho oo loogu talagalay haweenka taas oo lagu ...
31/03/2026

Kulliyada Dell Professional qeybteeda offline waxay bixinaysaa deeq waxbarasho oo loogu talagalay haweenka taas oo lagu baranayo sida loo maareeyo xafiisyada casriga ah ee maanta adduunka ka jira.
Kooraskan gabi ahaanba waa bilaash wuxuuna soconayaan muddo saddex bilood ah. Classeska la qaadanayo waa subaxii iyo galabkii. Hadaba h**e ardayda la qaadanayo wey kooban yihiin. Kulliyada waxay ku taalaa suuqa hoose ee hargeysa, fooqa ina afdiinle ee dalwanaaje ee waqooyiga shirkada telesom ee kheyriyada ama la xidhiidh whatsApp 63 4316000

31/03/2026

Scholarship(Deeq waxbarasho) : Office management (mareynta xafiisyada)- Deeqdan waxbarashada kaliya waxaa loogu talagalay haweenka. Waana subax iyo galab

30/03/2026
30/03/2026

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa classes cusub oo online iyo offline lagu baranayo hadaba la xidhiidh whatsApp +252634316000

Address

26 June, Near Shiraaqle Market
Hargeisa
00000

Telephone

+252634316000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dell Online College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Dell Online College:

Share