Barbaariye Hometaeching Centre

Barbaariye Hometaeching Centre Asc wallal kusoo dhawaw page Faaidada waxbarashada mar walba waxa isku deyeynaa inaan ka caawino waxbarshada dhanka maadiga iyo dhanka diiniga inshallah

19/01/2024
Fursad Dahabi ah 🤗Ma jeceshahay in ubadkaagu ay noqdaan hormuudka iyo haldoorka dugsiga ?Barbaariye Hometeaching waxa ay...
21/08/2023

Fursad Dahabi ah 🤗

Ma jeceshahay in ubadkaagu ay noqdaan hormuudka iyo haldoorka dugsiga ?
Barbaariye Hometeaching waxa ay idinku bushaareyaneysaa Dhammaan bulsho weynta , Ardeyda , waalidiinta iyo bahda waxbarata in ay idin soo kordhisay hannaan cusub oo waxbarasho oo lagu kaabayo ardeyda laguna kobcinayo garraadkooda.
Sirta Guusha Ardaygu waa Macalin-guri.sida awgeed Barbaariye Hometeaching waxa ay idin diyaarisay macalimiin aqoon iyo Karti leh.kuwaas oo dhigaya Quraanka kariimka , culuumta diiniga ah , iyo culuumta maadiga ee dugsiyada sida ; maths , science , social, iwm. Casharada waxa lagu bixinaya qaab online ah iyo qaab offline ah .
Hadaba si ay ubadkaagu uga mid noqdaan Haldoorka iyo hormuudka Dugsiga ay dhigtaan . nagala soo xidhiidh taleefoonada hoos ku xusan .
0634640069 , 0633064811 ,0633160307

16/08/2023

Intee ilmahaagu, kalsooni ku qabaa in uu kuu sheego waxkasta oo la kulma ama ka guuxaya maankiisa?..........................................................................
Abuuridda xidhiidh adag oo furan, kuna dhisan kalsooni oo ilmaha lala yeesho ayaa fure u ah in ay kula wadaagaan wax kasta. Waxa aan jeclaystay in aan kula wadaago qaar ka mid ah xeeladaha sahlaya abuuridda wada-hadal furan oo kalsooni leh oo dhex mara waalidka iyo ilmahiisa:

1. Noqo mid lagu soo hirto, loona dhawaan karo(Be approachable): Abuur jawi diiran oo soo dhawayn leh, halkaas oo ilmahaagu ku dareemayo kal-gacal iyo kal-sooni uu kuugu yimaado.
U muuji xiisaha dhabta ah ee aad u qabto fikirradahooda iyo dareenkooda adiga oo danaynaya, si firfircoon u dhegaysanaya hadalkooda marka ay rabaan inay hadlaan.

2. U dhega nuglow in aad dhegaysato (Practice active listening): Marka ilmahaagu hadlayo, sii dareenkaaga oo dhan. Sii indhaha oo eeg(eye contact), Madaxa u lux si aad u tusto in aad fahantay warkiisa, iskana ilaali inaad ka dhex gasho, kana badh-goyso hadalka ama aad markiiba go'aanka siiso adoon dhegaysan warkiisa.

3. U muuji dhibirsanaan iyo fahan (Show empathy and understanding): U caddee inaad fahantay oo aad ixtiraam u hayso aragtidooda, xataa haddii aanad ku raacsanayn. Iska ilaali inaad iska indha tirto ama hoos u dhigto dareenkooda, waaya-aragnimadooda, ama ra'yigooda. Tix-geli dareenkooda(shucuurtooda), kuna dhiiri geli inay si xor ah u cabbiraan fakarkooda.

4. Samee aag aan ilmuhu ka cabsan in go'aan ku dhaco (Create a judgment-free zone):
U muuji ilmahaaga inay kula wadaagi karaan wax kasta iyaga oo aan ka baqayn in lagu xukumo ama lagu ciqaabo fakarka ay kula wadaageen. Ha ogaadaan inaad u joogto inaad u hiiliso, caawiso oo aad hagto, intii aad dhaleecayn lahayd ama aad cambaarayn lahayd falalkooda. Noqo waalid fur-furan oo xasuusan in fikirradahoodu ay ka duwanaan karaan kuwiisa.

5. Dulqaad muuji oo ha ka falcelin markiiba (Be patient and non-reactive):
Ha

Maskaxda tuujiya oo jawaabta saxda ah soo sheega .
30/04/2023

Maskaxda tuujiya oo jawaabta saxda ah soo sheega .

02/06/2022

Illaahy diinta ha ina fahansiiyo walaalayaal

02/06/2022

اللهم اغثنا ولا تجعلنا من القاطنين

Address

150street
Hargeisa
252

Telephone

+252653160307

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barbaariye Hometaeching Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Barbaariye Hometaeching Centre:

Share