Gulet zeat ali

Gulet zeat ali dhiri galin iyo mawduucyo badan oo kale

Cᴏᴍᴇ ʙᴀᴄᴋ ᴘᴀɢᴇ❤️
06/10/2022

Cᴏᴍᴇ ʙᴀᴄᴋ ᴘᴀɢᴇ❤️

𝗥𝘂𝘂𝘅𝗻𝗮 𝗗𝗵𝗮𝘄𝗮𝗰𝗮𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗲𝘆𝗺𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗿𝗮𝗮𝗱𝘀𝗵𝗮 ,𝗥𝘂𝘂𝘅𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗲𝘆𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝘂 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗰𝗮𝗴𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮  .𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝘀𝗶𝘆𝗲 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘀𝗵𝗼𝘆 𝘄𝗮𝗱𝗮𝗚𝗮𝗮𝗻 _____...
10/04/2022

𝗥𝘂𝘂𝘅𝗻𝗮 𝗗𝗵𝗮𝘄𝗮𝗰𝗮𝗴𝘂 𝗱𝗵𝗲𝘆𝗺𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮
𝗿𝗮𝗮𝗱𝘀𝗵𝗮 ,𝗥𝘂𝘂𝘅𝗻𝗮 𝗱𝗵𝗲𝘆𝗺𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱𝘂 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗰𝗮𝗴𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 .
𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝘀𝗶𝘆𝗲 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗮𝘀𝗵𝗼𝘆
𝘄𝗮𝗱𝗮𝗚𝗮𝗮𝗻
_______⛔❤️

Caawa oo ay tahay jimce 𝕚𝕘𝕦𝕝𝕒 𝕛𝕚𝕞𝕔𝕒𝕪𝕤𝕠 𝕞𝕒𝕨𝕕𝕦𝕦𝕔 𝕜𝕦 𝕤𝕒𝕒𝕓𝕤𝕒𝕟 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐚 ugu horayn waa maxay farxadu 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐤𝐚 𝐲𝐢𝐦...
14/10/2021

Caawa oo ay tahay jimce 𝕚𝕘𝕦𝕝𝕒 𝕛𝕚𝕞𝕔𝕒𝕪𝕤𝕠 𝕞𝕒𝕨𝕕𝕦𝕦𝕔 𝕜𝕦 𝕤𝕒𝕒𝕓𝕤𝕒𝕟 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐚
ugu horayn waa maxay farxadu
𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐧 𝐤𝐚 𝐲𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲 𝕞𝕒𝕣𝕜𝕒 𝕒𝕒𝕕 𝕙𝕒𝕞𝕚𝕪𝕖𝕖𝕝𝕒𝕥𝕠 𝕜𝕦𝕟𝕒 𝕕𝕒𝕣𝕥𝕠 𝕗𝕚𝕔𝕚𝕝 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐭𝐢𝐝𝐧𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐠𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐱𝐬𝐮𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐝𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 ᴛᴀᴀ ᴍɪᴄɴᴀʜᴇᴇᴅᴀ ᴡᴀxᴀᴀɴ ᴏᴅʜᴀɴ ᴋᴀʀɴᴀᴀ ǫᴏғᴡᴀʟʙᴀ ᴏᴏ ᴀᴀᴅ ᴀʀᴀɢᴛᴏ ɪɴᴜᴜ ғᴀʀᴀxsᴀɴʏᴀʜᴀʏ
1= 𝕚𝕝𝕒𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕒𝕪𝕦𝕦 𝕜𝕦 𝕩𝕚𝕕𝕙𝕒𝕟 𝕪𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕠𝕠 𝕨𝕒𝕒 𝕢𝕠𝕗 𝕚𝕝𝕒𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕣𝕒𝕒𝕝𝕚𝕘𝕖𝕝𝕚𝕪𝕒 𝕩𝕒𝕒𝕝𝕒𝕕𝕜𝕒𝕤𝕥𝕒 𝕦𝕦 𝕜𝕦 𝕛𝕚𝕣𝕠
2= 𝕢𝕠𝕗 𝕥𝕒𝕤𝕓𝕚𝕚𝕩𝕓𝕒𝕕𝕒𝕟
3= 𝗾𝗼𝗳 𝗿𝘂𝗻𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻
𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐲𝐚𝐰𝐠𝐚 𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐧𝐚𝐲𝐧 𝐞𝐞 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐡𝐞𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐤𝐮𝐥𝐚 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐱𝐬𝐚𝐧𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐱𝐢𝐭𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐫 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐢𝐬 𝐝𝐢𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐟𝐚𝐪𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐥𝐤𝐨𝐨𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐝𝐚𝐚 , 𝕓𝕒𝕝𝕤𝕖 𝕢𝕠𝕗𝕜𝕒 𝕚𝕝𝕒𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕪𝕒𝕢𝕚𝕚𝕟𝕤𝕒𝕟 𝕙𝕒𝕓𝕒 𝕒𝕙𝕒𝕒𝕕𝕠 𝕗𝕒𝕢𝕚𝕚𝕣𝕖 𝕨𝕦𝕦 𝕗𝕒𝕣𝕒𝕩𝕤𝕒𝕟 𝕪𝕒𝕙𝕒𝕪 𝕠𝕠 𝕣𝕒𝕛𝕒𝕒 𝕦𝕝𝕒𝕒𝕓𝕒𝕟

𝕚𝕤𝕜𝕦 𝕕𝕒𝕪 𝕞𝕒𝕣𝕨𝕒𝕝𝕓𝕒 𝕚𝕟𝕒𝕒𝕕 𝕜𝕦 𝕗𝕒𝕣𝕒𝕩𝕤𝕒𝕟𝕒𝕒𝕥𝕠 𝕨𝕒𝕩𝕒𝕒𝕕 𝕙𝕒𝕪𝕤𝕒𝕥𝕠
𝕚𝕤𝕜𝕦 𝕕𝕒𝕪 𝕚𝕟𝕒𝕒𝕕 𝕦𝕕𝕙𝕠𝕠𝕝𝕒 𝕔𝕒𝕕𝕖𝕪𝕤𝕠 𝕕𝕒𝕕𝕜𝕒 𝕜𝕦 𝕟𝕖𝕔𝕖𝕓 𝕚𝕪𝕠 𝕜𝕦𝕨𝕒 𝕜𝕦 𝕛𝕖𝕔𝕖𝕝
𝕚𝕤𝕜𝕦 𝕕𝕒𝕪 𝕞𝕒𝕣𝕨𝕒𝕝𝕓𝕒 𝕚𝕟𝕒𝕒𝕕 𝕤𝕒𝕞𝕚𝕣 𝕓𝕒𝕕𝕟𝕒𝕒𝕥𝕠

𝐣𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐚𝐳𝐱𝐚𝐚𝐩𝐞𝐲

𝐦𝐲 𝐬𝐨𝐩𝐡𝐢𝐚

Murugadu waa musiibo ka timaada shay haboonaa inaad qabato oo laga maarmaan ahaa oo aad qaban weyday ama wakhtigiisii ta...
08/06/2021

Murugadu waa musiibo ka timaada shay haboonaa inaad qabato oo laga maarmaan ahaa oo aad qaban weyday ama wakhtigiisii tagay

inaad murugooto waxay xal utahay inaad ka qoomamayso dayacii kaaga yimi arimaha muxaligaa taas oo ah dareen qaadasho u ah halka aadnolosha ka taagantay

maxaa yeelay dadyawga khubaradaa kuuma dhaawacayaan

dhaawac jidh ahaaneed balse waxay kuu dhaawacayaan
dhaawac qalbi ahaaneed

inlagaa dhaawaco jidh ahaana waxaa ka xun inlagaa dhaawaco qalbi ahaan

maxaayeelay jidh ahaan waad bogsan oo nabarkii wuu baabi,in balse ka qalbigu weligii ma baabo,o

philasoph :- Guleth zaed ali

Address

Hargeisa

Telephone

+252637069339

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gulet zeat ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Gulet zeat ali:

Share