Apdilaahi mahamoud Apdilaahi

Apdilaahi mahamoud Apdilaahi Sare iYo hoos wax u ogow

14/04/2026
Sawirkan maxa kaga baxay
18/10/2025

Sawirkan maxa kaga baxay

Guddoomiye xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa sharci darro ku tilmaamay shir ay shalay qabsadeen xubno ka mid ah ...
01/10/2025

Guddoomiye xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa sharci darro ku tilmaamay shir ay shalay qabsadeen xubno ka mid ah xisbiga Kulmiye kuwaas oo uu hoggaaminayo wasiirkii h**e ee wasaaradds ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Saajin kuwaas oo ku dhawaaqay in ay qaban doonaan shirweynihii xisbiga Kulmiye.

Guddoomiye Kaahin ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay shir sharci darro ah isla markaana xubnahaasi aanay meteli karin xisbiga kuna hadli karin afkiisa isaga oo Haayaddaha nabad gelyada ku war geliyey in laga qaado tallaabo sharciga waafaqsan.
Guddoomiye Kaahin markuu hadalka jeediyay waxa garab fadhiyay inta badan hoggaanka Kulmiye iyo guddida fulinta.

Xigasho Hassan Gallaydh

Nabada ceerigaabo  wax aY ku hagagaYsaa iYada oo loo LaYsku meheriYo  oo laYsku dhisoFaYsal cabdi booTaan. IYo fahiima q...
01/10/2025

Nabada ceerigaabo wax aY ku hagagaYsaa iYada oo loo LaYsku meheriYo oo laYsku dhiso

FaYsal cabdi booTaan. IYo fahiima quuje

Wax Yaabihii Ugu Muhiimasana ee Madaxwayne Cirro Ololaha Ku Galay1 in uu Laascoonad Soo Celin Doono 2 In uu Dastuurka  F...
16/09/2025

Wax Yaabihii Ugu Muhiimasana ee Madaxwayne Cirro Ololaha Ku Galay
1 in uu Laascoonad Soo Celin Doono
2 In uu Dastuurka Furi doono oo Baeelaha Darafyadu Dhib Ku Qaban 3 In uu Adissabab La Macamli Doono Halkaa uu Hadda Jig jiiga La Sxbay
4 In uu Gabiley iyo Saraar Gobolo uu Balan Qaday
Ku Dar Adna Muwaadiin

Madaxwayne Indhaha Hayagu Way Ku Arkan 👀

13/09/2025

Saalax Sanaag goat fanka somaliYeed

Xukuumadii meeday may arag miyaa mise waxaba k**a qabn karno ayay leyihiin
07/09/2025

Xukuumadii meeday may arag miyaa mise waxaba k**a qabn karno ayay leyihiin

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cirro aYaa maanTa wareegTo madaxwayne ku magacabaY  masuuliYii...
17/06/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cirro aYaa maanTa wareegTo madaxwayne ku magacabaY masuuliYiin kale OO cusub

Laga Yaaba inaY mas'uuliyiintasi inaY noqdaan qaar xilkaa kasBan waaYa iYo qaar xilkaa kasBada

MarkasTa waxa waYnu leenahaY Allah xilka aad qaadeen haYdinku AsTuro.

Una diYaar garooba in meherado badan OO social media ah laYdinku shidi doono

16/06/2025

Iraan kaliYa waxa uu hadhaY inaY nukliyeerka ku dhufaTo Talabiib

Sadexda xisbi qaran ee maanTa jooga waa saddex Tuug Saddexduna ma kala dhacaan Xirsi Cali Xaaji waa ninkii Yidhi = waxan...
12/06/2025

Sadexda xisbi qaran ee maanTa jooga waa saddex Tuug

Saddexduna ma kala dhacaan

Xirsi Cali Xaaji waa ninkii Yidhi = waxan ahaY 40 jir 40 milyan haysta
Maxamuud Xaashi waa ninkii = hawadii somaliland iibiYaY mashruuciii xunba wayanana cunayo
Mahamed Kaahin waa ninkii = ciidankeenii jabiYaY waana ninkii jabhadii buurta gashay Ciidanka gala ku yidhi

Aniga hadii aan waxba laga badalin saddexdan nin ilama aha in Somaliland sii waari doonTo

Address

Hargeisa

Telephone

+252634794454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Apdilaahi mahamoud Apdilaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share