Tanaad Computer Science College

Tanaad Computer Science College Hoyga barashada culuumta casriga ah ee Computer iyo IT-ga πŸŽ“
Ugu kalaay aqoon itus oo itaabsiiya.

16/06/2026

π’π’ππžπž π₯𝐨𝐨 𝐑𝐚𝐠𝐚𝐚𝐣𝐒𝐲𝐚𝐚 𝐰𝐨𝐫𝐀𝐬𝐩𝐚𝐜𝐞 π€ππ¨π›πž 𝐏𝐑𝐨𝐭𝐨𝐬𝐑𝐨𝐩

    Waxan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan umadda islaamka meel kasta oo ay daafaha dunida kaga sugan yihiin cur...
16/06/2026


Waxan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhamaan umadda islaamka meel kasta oo ay daafaha dunida kaga sugan yihiin curashada sanadka cusub ee hijriga awgeed.
Alle ha inagu gaadhsiiyo sanadkan sanadkiisa barwaaqo iyo badhaadhe, camal san iyo cibaado suuban.

#1448

π—₯π—˜π—¦π—˜π—”π—₯𝗖𝗛 π— π—˜π—§π—›π—’π——π—’π—Ÿπ—’π—šπ—¬Ma doonaysaa inaad si xirfad leh u diyaariso cilmi-baaris tayo leh?Ku biir Research Methodology cour...
13/06/2026

π—₯π—˜π—¦π—˜π—”π—₯𝗖𝗛 π— π—˜π—§π—›π—’π——π—’π—Ÿπ—’π—šπ—¬

Ma doonaysaa inaad si xirfad leh u diyaariso cilmi-baaris tayo leh?

Ku biir Research Methodology course oo baro:

βœ… Introduction to Research
βœ… Research Design
βœ… Problem Statement
βœ… Research Objectives & Questions
βœ… Literature Review
βœ… Sampling Techniques
βœ… Data Collection Methods
βœ… Questionnaire Design
βœ… Research Ethics
βœ… Data Analysis (Excel & SPSS)
βœ… Report Writing & Referencing

🎯 Ku habboon:

Ardayda Jaamacadaha
Qorayaasha Thesis
Researchers
NGO & Government Staff

πŸ“š Ka baro aasaaska cilmi-baarista ilaa diyaarinta warbixin cilmiyeed oo dhammaystiran.

πŸ“ž Isdiiwaangeli maanta!

πŸ“Š Baro Data Analysis – Xirfadda Mustaqbalka!Ma doonaysaa inaad xogta u beddesho go'aanno sax ah oo qiimo leh?βœ… Data Clea...
13/06/2026

πŸ“Š Baro Data Analysis – Xirfadda Mustaqbalka!
Ma doonaysaa inaad xogta u beddesho go'aanno sax ah oo qiimo leh?
βœ… Data Cleaning
βœ… Data Visualization
βœ… Microsoft Excel
βœ… SPSS
βœ… Real Dataset Analysis
βœ… Final Data Analysis Report
βœ… Presentation of Findings

🎯 Ku habboon:
β€’ Ardayda Jaamacadaha
β€’ Shaqo-doonka
β€’ Ganacsatada
β€’ Qof kasta oo doonaya xirfad casri ah

πŸ’Ό Hel xirfad suuqa shaqada looga baahan yahay!
Isdiiwaangeli maanta si aad u bilowdo safarkaaga Data Analysis.
πŸ“ž 063 4475917 I 063 4377820 |063 4424025

πŸ”₯ DISCOUNT SUMMER COURSESπŸŽ“ FURSADDA FASAXA ARDAYDA! πŸŽ“Ka faa'iidayso fasaxaaga adigoo kor u qaadaya aqoontaada iyo xirfad...
01/06/2026

πŸ”₯ DISCOUNT SUMMER COURSES

πŸŽ“ FURSADDA FASAXA ARDAYDA! πŸŽ“

Ka faa'iidayso fasaxaaga adigoo kor u qaadaya aqoontaada iyo xirfadahaaga!

Koorsooyinka kala ah
βœ… Diploma of ICT
βœ… Graphic Design
βœ… CCTV CAMERA
βœ… CCNA
βœ… Mobile Repairing
βœ… Full Stack Web Development
βœ… Finger Printing

Ha lumin fursaddan qiimaha leh. Isdiiwaangelintu way socotaa hadda!

πŸ“ž 063 4475917 I 063 4377820 |063 4424025

"Fasaxaaga ka dhig mid faa'iido leh, mustaqbalkaagana maalgeli maanta!" πŸ“šβœ¨

πŸ“’WAR-GALIN Waxa lagu wargalinyaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta  in dib loo bilaabayo waxbarashadii iyo shaqadii caa...
29/05/2026

πŸ“’WAR-GALIN



Waxa lagu wargalinyaa dhammaan ardayda iyo macallimiinta in dib loo bilaabayo waxbarashadii iyo shaqadii caadiga ahayd kadib fasaxii Ciida.

πŸ“… Sabti 30 may 2026
πŸ“š Waxaan idinka rajaynaynaa diyaar-garow wanaagsan iyo soo laabasho firfircoon.

Ciid mubaarikKuliyada Tanaad Computer Science College waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa macaliimnta, walidiinta, ar...
26/05/2026

Ciid mubaarik
Kuliyada Tanaad Computer Science College waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa macaliimnta, walidiinta, ardayda iyo guud ahaan ummada islaamka meelkasta oo kaga sugan daafaha aduunka munaasibada ciidal adxaga awgeed.
Waxan Alle ka baryayeynaa inuu inaga aqbalo salaadii, soonkii, sadaqadii iyo dhammanba acmaashii suubanaa ee aynu samaynay.

Ducada ugu fadliga badan ee lagu ducaysto maalinta carafo waa  Ω„Ψ§ Ψ₯Ω„Ω‡ Ψ₯Ω„Ψ§ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ­Ψ―Ω‡Ω Ω„Ψ§ Ψ΄Ψ±ΩŠΩƒ Ω„Ω‡ΩΨŒ لهُ الملكُ ΩˆΩ„Ω‡Ω الحمدُ...
25/05/2026

Ducada ugu fadliga badan ee lagu ducaysto maalinta carafo waa

Ω„Ψ§ Ψ₯Ω„Ω‡ Ψ₯Ω„Ψ§ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ­Ψ―Ω‡Ω Ω„Ψ§ Ψ΄Ψ±ΩŠΩƒ Ω„Ω‡ΩΨŒ لهُ الملكُ ΩˆΩ„Ω‡Ω Ψ§Ω„Ψ­Ω…Ψ―ΩΨŒ
ΩˆΩ‡Ωˆ ΨΉΩ„Ω‰ ΩƒΩ„ شيٍؑ Ω‚Ψ―ΩŠΨ±

Allow soonka, salaada, sadaqada, ducada iyo quraan akhriskba ha inaga aqbalo.

 #𝐂𝐨𝐦𝐩π₯𝐞𝐭𝐞  #𝐃𝐒𝐩π₯𝐨𝐦𝐚 𝐨𝐟  #πˆπ‚π“Tanaad Computer Science College waa Kuliyad Casriya, oo lagu barto cilmiga  -ka iyo  -ga Oo...
25/05/2026

#𝐂𝐨𝐦𝐩π₯𝐞𝐭𝐞 #𝐃𝐒𝐩π₯𝐨𝐦𝐚 𝐨𝐟 #πˆπ‚π“

Tanaad Computer Science College waa Kuliyad Casriya, oo lagu barto cilmiga -ka iyo -ga Oo loo agaasimay si heer sare ah, Lagu saleeyay nidaamkii ugu dambeeyay ee hada dunida Laga isticmaalo oo ah Iyo wada socda.

Waxaanay kuliyadu Qaadanaysaa Coursooyinka Kala ah
Barashada -GA waxaanad ku qaadan doonta
Koorsooyinka kala ah :-
βœ… Hardware & Troubleshooting
βœ… Multimedia
βœ… Web Design
βœ… Network Essentials
βœ… SQL server Database
βœ… C # Programming.

⏰Wakhtiga la helayaaa waa Galinka h**e dambe iyo Habeenkii.

✍waxa si rasmiya u bilaabay isdiwan galinta ama Qorista Ardayda cusub.
πŸ“ž 063 4475917 | 063 4424025 | 063 4377820

Address

Near Telesom Headquater 1
Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252634424025

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tanaad Computer Science College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Tanaad Computer Science College:

Share