Àñíïs. íbñù çábdí Salah àŕŕò

Àñíïs. íbñù çábdí Salah àŕŕò Ifka nolol kudeeqiyo niyadsami kunoolow

07/01/2026

wan canbaaraynayaaa abwan sooraan

27/12/2025
24/12/2025

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Deeq Qayd, Cismaan Maxamed

30/11/2025

DEGDEG: xildhibaankii labaad ee ka tirsan Aqalka Sare ee Soomaaliya oo kasoo jeeda Hargeisa iyo Hawd oo sheegtay in ay imanyso Hargaysa

Xildhibaan Layla Axmed Geesood.

"Aniga oo ah xildhibaan Layla oo ka tirsan Aqalka sarre ee JFS kuna matala beesha Arab waxa aan ajiibay baaqa dadkayga ee ah inaan imaado magaaladaydii Hargeisa, waxaana u sheegayaa inaan dhawaan iman doono insha allah annaga oo badan"

War kasoo baxay booliska Algeria ayaa sheegay in saddex qof oo aan weli la xaqiijin jinsiyaddooda lagu qabtay iyagoo isk...
20/11/2025

War kasoo baxay booliska Algeria ayaa sheegay in saddex qof oo aan weli la xaqiijin jinsiyaddooda lagu qabtay iyagoo isku dayaya inay si qarsoodi ah uga gudbaan xadka dalkaas si ay u galaan Spain, iyagoo isaga dhigay… ido! Xogta la helay ayaa muujisay in raggani ay ku labisnaayeen dhogorta ido oo ay ku dhuumanayeen si ay uga badbaadaan indhaha ilaalada xadka, taas oo noqotay dhacdo layaab leh oo durba ka dhex dhalisay kaftan iyo dood baraha bulshada ah.

Boolisku waxay sheegeen in qorshahani uu ahaa mid si heer sare ah loo maleegay, balse aan ka badbaadin feejignaanta ciidamada xuduudaha. Arrintani waxay tusaale u tahay hal-abuurka ay adeegsadaan dadka isku daya inay si sharci-darro ah u safraan, waxayna mar kale soo kordhisay su’aallo ku saabsan xaaladda socdaalka iyo halista ay dadka qaar u galaan safarada khatarta badan.

Dawladda Soomaaliya ayaa oggolaatay inay door ku leedahay colaadda Suudaan, markii shalay uu wasiirka difaaca u xaqiijiy...
07/11/2025

Dawladda Soomaaliya ayaa oggolaatay inay door ku leedahay colaadda Suudaan, markii shalay uu wasiirka difaaca u xaqiijiyay golaha Aqalka sare inay jiraan duulimaadka ka kaca garoonka diyaaradaha Boosaaso oo taga galbeedka Suudaan, balse wuxuu sheegay inuusan la socon waxa ay diyaaradahan sidaan.

Dhawaan waxaa sare maray wararka la xiriira in Imaaraadka Carabta uu u rogay garoonka diyaaradaha Boosaaso , meel uu u adeegsado sahayda militari ee la gaarsiiyo kooxda RSF ee Suudaan ka dagaallanta, wallow Puntland oo garoonka gacanta ku heysa iyo Imaaraadka Carabta midkoodna uusan ka falcelin warbixinnadaa oo hadda marqaati fur ka helaya hadalka uu jeediyay wasiirka difaaca Soomaaliya.

Ingiriiska ayaa ciidamo u diraya gudaha Israa|l, kuwaasoo ku biiraya ciidanka Mareykanka ee halkaa lagu daabulayo oo la ...
22/10/2025

Ingiriiska ayaa ciidamo u diraya gudaha Israa|l, kuwaasoo ku biiraya ciidanka Mareykanka ee halkaa lagu daabulayo oo la sheegay inay ka qeybqaadanayaan wax loogu yeeray xasilloonida Qasa.

Fiiro gaar ah;

Ciidankan waxay saldhigyo ka sameysan doonaan inta u dhaxeysa Qasa iyo dhulka ay Israa|l heysato , marka la tixraaco qaab dhismeedkoodana waa kuwa gacan joogta ah ku siinaya Israa|l inaysan mar kale wajihin weerarkii 7,Oktoobar 2023.

21/10/2025

الهاشمي

Address

Idook
Hargeisa

Telephone

+252634618795

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Àñíïs. íbñù çábdí Salah àŕŕò posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share