21/12/2021
Nin u Dhashay Kuuriya Oo Tafsiirka Qur'aan Kariimka ah Afkooda Ku Qoray
_______
Dr. Hamed Choi oo Asalkiisu Yahay Kuuriyaan ayaa afka Lagaga Hadlo Labada Kuuriya Ku qoray Tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah iyo Axaadiis.
Waxa ay ku qaadatay dhamaystirkoodu muddo todoba Sano Ah.
Dalka Kuuriyadda Koonfureed waxa lagu Qiyaasaa tirada Dadka Muslimka ah ee ku nool 200,000 oo qof, taas oo tirada guud ka noqonaysa 0.38% sida lagu sheegay Saadaal la qaaday dabayaaqadii bishii May ee sanadkan sii dhamaanaya.
Www.Sagalnews.com