Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus

Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus, College & University, Hargeisa.

πŸŽ‰ Exciting news from Tima-Ade University! 🌟 We're thrilled to announce the launch of our new Post Graduate Diploma in Ed...
01/08/2024

πŸŽ‰ Exciting news from Tima-Ade University! 🌟 We're thrilled to announce the launch of our new Post Graduate Diploma in Education program! This initiative is designed for educators looking to enhance their skills and advance their careers.

Join us in shaping the future of education! πŸ“šβœ¨

For more details, visit us or contact us today!

-AdeUniversity

🌟 Welcome New Students! 🌟We are thrilled to welcome all new students to the Faculty of Education at Tima-Ade University!...
30/07/2024

🌟 Welcome New Students! 🌟

We are thrilled to welcome all new students to the Faculty of Education at Tima-Ade University! πŸŽ‰ As you embark on this exciting journey, know that you are joining a vibrant community dedicated to shaping future educators and leaders.

Get ready for a transformative experience filled with innovative learning, passionate faculty, and plenty of opportunities for personal and professional growth. We encourage you to connect with your peers, explore our resources, and engage in the various activities planned just for you!

Here’s to a successful and inspiring academic year ahead! πŸ“šβœ¨

-AdeUniversity

Kulliyada waxbarashada ee Jaamacada Tima-Cadde, faraceeda Hargaysa ayaa munaasibad qiimayn ah u qabatay ardayda dhamaysa...
12/07/2024

Kulliyada waxbarashada ee Jaamacada Tima-Cadde, faraceeda Hargaysa ayaa munaasibad qiimayn ah u qabatay ardayda dhamaysatay tabobarka macalinnimada. Ardaydu waxa ay soo bandhigeen xirfadooda barenimmo. Kulliyada waxbarashadu waxa ay hambalyo iyo boogaadin u diraysaa ardayda tabobarkaa ka faa'iidaysatay. Waxa aanu u rajaynaynaa bareyaashaa inay aqoontaa iyo xirfadaa ay barteen uga faa'iidayn doonaan ardayda wadanka. Kulliyadu waxa ay u mahadnaqaysaa bareyaashii qiimaynta ka qayb qaatay.

Dear esteemed gtaduates from  Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus, As we celebrate your achieveme...
24/09/2023

Dear esteemed gtaduates from Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus,

As we celebrate your achievements today, I want to express my gratitude for your hard work, passion, and unwavering commitment to excellence. You have set an exceptional standard for all of us to follow, and I am confident that your contributions will continue to inspire and empower generations of students to come.

Once again, congratulations on your well-deserved success. May you continue to shine brightly and make a significant difference in the lives of those around you.

Sincerely,

Hamse Arab Ali
Dean of faculty of education.

Hambalyo, hambalyo, hambalyo.Kuuliyadda waxbarashada ee Jaamacadda Tima-Cadde waxa ay hambalyo iyo boogaadin u diraysaa ...
19/09/2023

Hambalyo, hambalyo, hambalyo.
Kuuliyadda waxbarashada ee Jaamacadda Tima-Cadde waxa ay hambalyo iyo boogaadin u diraysaa dhammaan ardayda sanadkan ka qalin jabinaysa jaamacadda. Waxa kale oo hambalyo gaar ah u diraynaa ardayda ka baxaysa kuuliyadda waxbarashada faraceeda Hargaysa.

Kuliyadda waxbarashada ee Timacadde waxa ay hambalyo u diraysaa Faa'is Jaamac Axmed oo ku guulaystay inuu bare ka noqdo ...
25/07/2023

Kuliyadda waxbarashada ee Timacadde waxa ay hambalyo u diraysaa Faa'is Jaamac Axmed oo ku guulaystay inuu bare ka noqdo dugsiga sare ee Noradin. Faa'is waxa uu ka midyahay ardayda dhigata kullliyada waxbarashada ee Timacadde, qaybta Hargaysa ee sanadkan qalin jabinaysa. Waxa aan rajaynayaa in cilmiga aad baratay uga faa'iidayn doonto ubaxa aad wax u dhigi doonto.

Waa ardayda dhigata kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, faraceeda Hargaysa oo si heer sare ah u jeedinaya pr...
20/07/2023

Waa ardayda dhigata kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, faraceeda Hargaysa oo si heer sare ah u jeedinaya presentationkii uu Baruhu u diray. Waa mahadsanyahay bare sare Xamse Aadan Cadde oo course kan ardayda ka haqabtiray.

18/07/2023
Waxa si wanaagsan u soo afmeermay qiimayntii macallimiinta dhigata kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, farac...
18/07/2023

Waxa si wanaagsan u soo afmeermay qiimayntii macallimiinta dhigata kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, faraceeda Hargaysa. waxa aan u mahadnaqayaa madaxda jaamacadda, bareyaasha qiimaynta samaynayey iyo barayaasha xirfadooda barenimo soo bandhigay. Waxa aan u rajaynayaa macallimiinta dhigta kulliyada waxbarashada ee Jaamacadda in ay aqoon iyo xirfad barenimo oo mihnadooda macallinimo wax weyn ka badali doonta ka faa'iideen Jaamacadda Timacadde. Eebbe haydin ku anfaco cilmiga iyo waayo-aragnimada aad korodhsateen.

18/07/2023

ku soo dhawaada degelka cusub ee kulliyadda waxbarashada ee Jaamacadda Timacadde, faraceeda Hargaysa.
Halkan kala soco.

Address

Hargeisa

Telephone

+252634476176

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Tima-Ade University- Faculty of Education, Hargeisa Campus:

Share