09/11/2022
Waa iliga ugu danbeeya ilkaha dhinaca soo bixida wuxuuna ka soo baxaa daanka sare iyo ka hoose labadaba.waxaana afka qalaad lagu yidhaa[ wisdom teeth] wakhtiga uu soo baxaana waa marka qof gandho da,ada 17 ilaa 23 sano lakiin qof kasta uma soo bax.sidoo kale marka meel qaldan uu ka soo baxana waxaa la yidhaa[impacted teeth].kaas oo ay adag tahay in la saaro.wuxuuna leetahay Astaamahan
1.dhagaha oo qofka xanuuna
2.madaxa xanuun joogto ah
3.xanuun ayuu qofku dareema marka uu afka kala furaayo
4.qofka oo an sifiican wax u dhandhamin iyo ur aan fiicnayn oo qofka afkiisa ka soo baxda
5.qanjidhka oo ku Barbara
6.ciridka oo qofka Barbara
7.nabur ayuu afka ku sameeyaa
.....dhamaan Astamahaa aan sheegnay waxaa leh iligaa aan xaga sare ku xusay kaas oo soomaliduna u taqaan gaws-dambeed..qaabka kaliya ee lagu xalin karo waa in aad dhakhtar aadaa inta uu cusub yahay si laguu hubiyo x-ray na looga qaado.?