مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في مدينة برعو

  • Home
  • Somalia
  • Hargeisa
  • مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في مدينة برعو

مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في  مدينة  برعو Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في مدينة برعو, Hargeisa.

Hambalyo mustafe abokor cali, oo dhigta fasalka galinka h**e.Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirk...
12/08/2026

Hambalyo mustafe abokor cali, oo dhigta fasalka galinka h**e.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirka Qur’aanka Kariimka ah. Waa guul weyn oo lagu faano, Ilaahayna ha ku barakeeyo hana kaa dhigo Ahlul-Qur'aan.
Mustafe, Qur’aanka Alla ha kugu anfaco.

Xafiiska Warbaahinta markiz ibnu Taymiya

Kalmada ku saabsan Ahmiyadda  uu waqtiga  leeyahay.Waxa innoso jeedin doona Ustaad Aadam Axmed.Galabta:4:20
12/08/2026

Kalmada ku saabsan Ahmiyadda uu waqtiga leeyahay.
Waxa innoso jeedin doona Ustaad Aadam Axmed.

Galabta:4:20

Hambalyo  yaxye abdulaahi badi , oo dhigta fasalka galinka h**e.Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamayst...
12/08/2026

Hambalyo yaxye abdulaahi badi , oo dhigta fasalka galinka h**e.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirka Qur’aanka Kariimka ah. Waa guul weyn oo lagu faano, Ilaahayna ha ku barakeeyo hana kaa dhigo Ahlul-Qur'aan.
Yaxye , Qur’aanka Alla ha kugu anfaco.

Xafiiska Warbaahinta markiz ibnu Taymiya

Hambalyo  Abdullaahi faysal Abdullaahi, oo dhigta fasalka galinka h**e.Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa d...
11/08/2026

Hambalyo Abdullaahi faysal Abdullaahi, oo dhigta fasalka galinka h**e.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirka Qur’aanka Kariimka ah. Waa guul weyn oo lagu faano, Ilaahayna ha ku barakeeyo hana kaa dhigo Ahlul-Qur'aan.
Abdullaahi, Qur’aanka Alla ha kugu anfaco.

Xafiiska Warbaahinta markiz ibnu Taymiya

Hambalyo  c/raxmaan maxamuud cali, oo dhigta fasalka galinka h**e.Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamay...
11/08/2026

Hambalyo c/raxmaan maxamuud cali, oo dhigta fasalka galinka h**e.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirka Qur’aanka Kariimka ah. Waa guul weyn oo lagu faano, Ilaahayna ha ku barakeeyo hana kaa dhigo Ahlul-Qur'aan.
C/raxmaan, Qur’aanka Alla ha kugu anfaco.

Xafiiska Warbaahinta markiz ibnu Taymiya

Hambalyo  xamse Khadar Jaamac, oo dhigta fasalka galinka h**e.Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystir...
11/08/2026

Hambalyo xamse Khadar Jaamac, oo dhigta fasalka galinka h**e.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirka Qur’aanka Kariimka ah. Waa guul weyn oo lagu faano, Ilaahayna ha ku barakeeyo hana kaa dhigo Ahlul-Qur'aan.
Xamse, Qur’aanka Alla ha kugu anfaco.

Xafiiska Warbaahinta markiz ibnu Taymiya

Hambalyo abdi NAJIIB Khadar Jaamac, oo dhigta fasalka galinka h**e.Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhama...
10/07/2026

Hambalyo abdi NAJIIB Khadar Jaamac, oo dhigta fasalka galinka h**e.

Waxaan si kal iyo laab ah kuugu hambalyeynaynaa dhamaystirka Qur’aanka Kariimka ah. Waa guul weyn oo lagu faano, Ilaahayna ha ku barakeeyo hana kaa dhigo Ahlul-Qur'aan.
Abdi NAJIIB, Qur’aanka Alla ha kugu anfaco.

Xafiiska Warbaahinta markiz ibnu Taymiya

01/07/2026

Maalinta sabti insha Allaah

Isu soo noqod waanaagsan Inshaa Allah maalinta sabtida  4/7/2026
01/07/2026

Isu soo noqod waanaagsan Inshaa Allah maalinta sabtida 4/7/2026

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز ابن تيمية لتحفط القرآن الكريم في مدينة برعو posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share