Bravo College

Bravo College Bravo College waa hoyga ugu tacliinta tayaysan goobaha waxbarashada ONLINE ka ee Soomaaliyeed

Guushu nasiib kuma timaadd balse waxay ku timaad dedaal joogto ah oo aad xirfadahaaga ku maalgeliso. πŸš€Baro xirfadaha maa...
09/05/2026

Guushu nasiib kuma timaadd balse waxay ku timaad dedaal joogto ah oo aad xirfadahaaga ku maalgeliso. πŸš€

Baro xirfadaha maanta suuqu u baahan yahay sida:
βœ… AI Skills
βœ… Digital Literacy
βœ… Accounting & Finance
βœ… Career Development

Kusoo biir Bravo College maanta, una diyaargarow mustaqbal ifaya. πŸ“šβœ¨

πŸ“ž+252 63 6692404

Markale iyo qaybtii 3aad ee  πŸ€– NextGen AI Bootcamp Hargeisa | Session 3Qaybtan oo soconaysa 2-ba Maalmood oo toosa iyo 3...
07/02/2026

Markale iyo qaybtii 3aad ee πŸ€– NextGen AI Bootcamp Hargeisa | Session 3

Qaybtan oo soconaysa 2-ba Maalmood oo toosa iyo 3 Maalmood mashaariic si Online ah loogasoo shaqaynayo, waxaannu diiradda ku saaraynaa inay ardaydu bartaan Ai iyo sida uu u shaqeeyo marka la joogo waxbarashada iyo shaqada sidoo kale waxay si practical ah u baran doonaan sida loo soo saaro natiijooyin waxku oola adigoo prompts wanaagsan dhisaya πŸš€

πŸ“… Taariikhda: 12th, February 2026
πŸ—“οΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
πŸ“ Goobta: Imamu Nawawi
⏰ Waqtiga: 2-ba Shift (Morning & Afternoon)
⚑ Boosasku waa 40 Arday oo keliya gellinkiiba
⏳ Ha moogaan fursaddan!

πŸ“ž Hadda Book-garee kursigaaga:
WhatsApp ➀ https://wa.me/252672402159

🏫 Macalinimadu maaha qallafsanaan iyo ad adayg, balse waa masuuliyad, ammaano, saaxiibtinimo, daryeel iyo niyad samaan l...
01/02/2026

🏫 Macalinimadu maaha qallafsanaan iyo ad adayg, balse waa masuuliyad, ammaano, saaxiibtinimo, daryeel iyo niyad samaan lagu xannaaneeyo hadba bulshada wax loo dhigayo.

πŸ“š Koorsada Effective Teaching Program waa Barnaamij si HEERSARE ay Bravo College kuugu nidaamisay oo kuu carbinaya mihnadda Macalinimo.

Haddaba koorsadani waxay bilaabmaysaa πŸ“… 7-da bisha February. Xogta koorsada oo faahfaahsan hoos bay ku Xusan tahay:

⏳ Muddada: 1 bil
🌐 Habka: Online
πŸŽ₯ Casharro duubanoo la fududeeyay
🎯 Tirada: 20 macallin oo keliya

πŸ“š Koorsadan dhexdeeda waxaad ka helaysaa:
βœ”οΈ Farsamooyin waxbarid oo casri ah
βœ”οΈ 3 Assessment oo lagugu qiimayn doono
βœ”οΈ BONUS: Talooyin gaar ah oo la xidhiidha sida ugu wanaagsan ee interview-ga looga gudbo

⚠️ Ha sugin inta CV-gaaga mar kale tenegga qashinka la dhigayo. Dooro inaad noqoto macallin professional ah oo lagu xuho aqoonta uu u leeyahay mihnaddiisa macalinimo .

πŸ‘‰ Hadda iska diiwaangeli linkigan hoose
πŸ“ž WhatsApp: ➀ https://wa.me/252636692404

Bravo College  waxay πŸ“… 7-da bisha February bilaabaysaa dufcad cusub oo qaadanaysa koorsadaπŸŽ“ Effective Teaching Program –...
28/01/2026

Bravo College waxay πŸ“… 7-da bisha February bilaabaysaa dufcad cusub oo qaadanaysa koorsadaπŸŽ“ Effective Teaching Program – Diploma oo xogteedu hoos ku xusan tahay:

⏳ Muddada: 1 bil
🌐 Habka: Online
πŸŽ₯ Casharro duubanoo la fududeeyay
🎯 Tirada: 20 macallin oo keliya

πŸ“š Koorsadan dhexdeeda waxaad ka helaysaa:
βœ”οΈ Farsamooyin waxbarid oo casri ah
βœ”οΈ 3 Assessment oo lagugu qiimayn doono
βœ”οΈ BONUS: Talooyin gaar ah oo la xidhiidha sida ugu wanaagsan ee interview-ga looga gudbo

⚠️ Dooro inaad noqoto macallin professional ah oo lagu xusho aqoonta uu u leeyahay mihnaddiisa macalinimo .

πŸ‘‰ Hadda iska diiwaangeli linkigan hoose
πŸ“ž WhatsApp: ➀ https://wa.me/252636692404

1 Maalin keliyaa ka hadhay inuu toos u bilaabmo  πŸ€– NextGen Ai Bootcamp Hargeisa SessionHaddii aad Hargaysa joogto, waa f...
06/01/2026

1 Maalin keliyaa ka hadhay inuu toos u bilaabmo πŸ€– NextGen Ai Bootcamp Hargeisa Session

Haddii aad Hargaysa joogto, waa fursad kale oo ALBAABKAAGA taagan MarkaleπŸš€

πŸ“… Taariikhda: 8th January 2026
πŸ—“οΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
πŸ“ Goobta: Hall-ka Jaamacadda Golis

⚑ Durba qaar kamida kuraastii waala book garaystay. Ha moogaan fursaddan! Keliya 3 Maalmood ayaa ka hadhay

πŸ“ž Hadda Book-garee kursigaaga:
WhatsApp ➀ https://wa.me/252672402159

Waxaannu si rasmi ah u bilaabaynaa πŸ€– NextGen AI Bootcamp Hargeisa | Session 2Qaybtan oo soconaysa 2-ba maalmood waxaannu...
04/01/2026

Waxaannu si rasmi ah u bilaabaynaa πŸ€– NextGen AI Bootcamp Hargeisa | Session 2

Qaybtan oo soconaysa 2-ba maalmood waxaannu diiradda ku saaraynaa inay ardaydu bartaan Ai iyo sida uu u shaqeeyo marka la joogo waxbarashada iyo shaqada sidoo kale waxay si practical ah u baran doonaan sida loo soo saaro natiijooyin waxku oola adigoo prompts wanaagsan dhisaya πŸš€

πŸ“… Taariikhda: 8th January 2026
πŸ—“οΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
πŸ“ Goobta: Hall-ka Jaamacadda Golis

⚑ Boosasku waa 45 Arday oo keliya
⏳ Ha moogaan fursaddan! Keliya 3 Maalmood ayaa ka hadhay

πŸ“ž Hadda Book-garee kursigaaga:
WhatsApp ➀ https://wa.me/252672402159

πŸš€ 𝐌𝐚 π«πšπ›π­πšπš 𝐒𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐑𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐒𝐬𝐨 π’π¬π›πžππšπ₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐒𝐫𝐟𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚. 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐀𝐒!Kuliyadda Bravo College waxay si rasmi ah u bilaaba...
29/12/2025

πŸš€ 𝐌𝐚 π«πšπ›π­πšπš 𝐒𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐑𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐒𝐬𝐨 π’π¬π›πžππšπ₯π₯𝐚𝐝𝐚 𝐱𝐒𝐫𝐟𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚. 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐀𝐒!

Kuliyadda Bravo College waxay si rasmi ah u bilaabaysaa NextGen Ai Bootcamp – Hargeisa | Session 2 πŸ€–

Kadib sidii guusha lahayd ee kusoo dhammaaday Session 1 oo ay ka qalin jabiyeen 30 Arday, waxaanu hadda furnay Session 2.

πŸŽ“ Qaybtan Waxaad ka baran doontaa:
β€’ Foundations of Artificial Intelligence
β€’ Types of AI (Creative & Productivity)
β€’ Practical Use & Prompt Engineering

πŸ“… Taariikhda: 1st January 2026
πŸ—“οΈ Maalmaha: Khamiis & Jimce
πŸ“ Goobta: Hall-ka Jaamacadda Golis

⚑ Tirada boosasku way xaddidan tahay waana 45 Arday oo keliya. Booking-ku wuu furan yahay – Hadda Booskaaga sii xaqiiji maanta!

πŸ“ž Ka Book garayso kursigaaga Linkigan:
WhatsApp ➀ https://wa.me/252672402159

🎯 Sannadkaaga cusub ku bilaw xirfad cusub oo noloshaada beddalaysa. Ha seegin fursaddan beddeli karta jihada xirfaddaada & mustaqbalkaaga digital-ka ah.


25/12/2025

πŸ—£" Waxaan u mahadnaqayaa Bravo College iyo Macalinka Mubarik Cabdirashed Ismaaciil , runtii Koorsadan waxaan ku baranay AI-gu wuxu yahay ...... " Abshir Cumar Maxamed

πŸ€– NextGen Ai Bootcamp - Hargaysa

24/12/2025

πŸ—£" Qasab maaha inuu qofku lahaado background Computer Science ama IT, Prompt Engineering-ku khibrad buu ku yimaaddaa, su'aalaha badan ee aad weydiinayso ChatGPT-ga ...... " Xamse Ismaaciil

πŸ€– NextGen Ai Bootcamp - Hargaysa

24/12/2025

❓ " AI-gu halis maku noqonayaa shaqooyinka ?" Sir Mubarik Cabdirashed Ismaaciil

πŸ—£" Qofka aan baranin AI-ga ee meeshiisii taagnaada ee aan isbeddalin AI-gu wuu shaqo tirayaa laakiin dadka barta ...... " Abshir Cumar Maxamed

πŸ€– NextGen Ai Bootcamp - Hargaysa

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bravo College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Bravo College:

Share