Zudaysi caydiid axmed

Call Directions

Zudaysi caydiid axmed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Zudaysi caydiid axmed, College & University, no, Hargeisa.

12/08/2026

Mustafe KanteEreyada: Cumar FarayLaxanka: Shaakir WayraxMusic: Z...

๐ŸŽ“๐Ÿ† ALXAMDULILLAAH โ€” MAANTA WAA MAALIN TAARIIKHI AH ๐Ÿ†๐ŸŽ“29-ka Luulyo 2026 waa maalin aan qalbigayga iyo xusuustayda ku qori...
29/07/2026

๐ŸŽ“๐Ÿ† ALXAMDULILLAAH โ€” MAANTA WAA MAALIN TAARIIKHI AH ๐Ÿ†๐ŸŽ“
29-ka Luulyo 2026 waa maalin aan qalbigayga iyo xusuustayda ku qori doono farxad, mahadnaq iyo sharaf. Maanta waxaan si weyn ugu hambalyeynayaa naftayda guul aan muddo laba sano ah u soo dhabar adaygay, dadaal iyo dulqaad badanna aan u huray.
๐ŸŽ“ Waxaan maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyey qaybtii labaad ee waxbarashadayda Masterโ€™s-ka, gaar ahaan Human Resources Management (HRM), oo aan muddo laba sano ah ku baranayey habka Online/Distance Learning.
๐Ÿซ Jaamacadda: Kampala International University (KIU), Uganda
๐ŸŽ“ Heerka: Masterโ€™s Degree
๐Ÿ“š Qaybta: Human Resources Management
๐Ÿ’ป Habka waxbarashada: Online / Distance Learning
โณ Muddada: 2 sano
๐Ÿ“… Taariikhda dhammaadka: 29 July 2026
Safarkan waxbarasho wuxuu ahaa safar ay ku jireen dadaal, dulqaad, caqabado, hurdo laโ€™aan, waqti iyo goโ€™aan adag, laakiin maanta waxaan si farxad leh u leeyahay:
ALXAMDULILLAAH, WAXAAN GAADHAY HALKII AAN HIIGSANAYEY. ๐Ÿคฒ๐Ÿฝ๐ŸŽ“
Waxaan marka ugu horraysa mahad iyo ammaan u celinayaa Alle SWT, kaas oo ii fududeeyey waddadii waxbarashada, iguna galladaystay caafimaad, awood, dulqaad iyo fursad aan ku dhammeeyo waxbarashadaydii Master-ka. Waxaan Alle uga mahadcelinayaa inuu safarkaygii waxbarasho igu soo gabagabeeyey khayr, barako iyo badhaadhe.
Maanta waxaan si gaar ah u leeyahay:
โ€œHambalyo naftayda, Cabdikariim! ๐ŸŽ“โค๏ธโ€
Waad u qalantaa inaad maanta faraxdo, sababtoo ah waxaad soo martay waddo dheer. Waxaad bilowday safar aan fududayn, laakiin maadan oggolaan caqabaduhu inay kaa hor istaagaan himiladaada. Waxaad sii waday dadaalkaaga ilaa aad maanta taagan tahay meesha aad muddo dheer hiigsanaysay.
Guushan ma aha oo keliya shahaado ama heer waxbarasho oo la dhammeeyey; waa midho ka dhashay dadaal, samir, adkaysi iyo kalsooni aad naftaada ku qabtay.
Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan qoyskayga, asxaabtayda, macallimiintayda iyo dhammaan intii igu garab istaagtay muddadii aan ku jiray safarkan. Erayadiinna dhiirrigelinta ah, ducadiinna iyo taageer

qof kastaaba waxa uu leeyahy xanuun aanu dunida la wadaagin-ilmada uu keligiis daadiyo murugada uusan qofna usheegin iyo...
08/03/2026

qof kastaaba waxa uu leeyahy xanuun aanu dunida la wadaagin-ilmada uu keligiis daadiyo murugada uusan qofna usheegin iyo dagaalo uu gudaha kaga jiro oo aan cidna arag-laakiin inta badan dadka kugu xeeran ma istaagaan si ay u fahmaan waxa kugu dhacay waxay ka arkaan wejigaaga oo dhoola cadayn isku deyaya balse ma dareemaan culayska aad gudaha ku sidato noloshu mararka qaar waxaa noqotaa meel qofkasta isaga fekero iyadoo dareenkaaga runta ahi ku qarsoonaado gudahaaga

dhanka kale isla markaana dadka aan arkayn waxa ku gubaya
waxay si fudud u eegaan khaladaadkaaga hal khalad oo yar ayaa hadal noqon kara halka ilmadaadana aysan cidina dareemi karin laakiin taas micnaheedu maaha inaad joojiso in aad qof wanaagsan ahaato waxay ka dhigantahay inaad barato inaad ka ilaaliso nafaha aan kuu garanayn qiimahaaga
qalbigaaga ku ilaali oo ha ogolaan inay dunida kugu qeexdo khaladaad keliya

inaalilaahi wa inaa illeyhi raajicuun naf walaaba way dhadhaminaysaa geerida balse waa lagu kala horeynayaaye waxay caaw...
22/02/2026

inaalilaahi wa inaa illeyhi raajicuun naf walaaba way dhadhaminaysaa geerida balse waa lagu kala horeynayaaye waxay caawa tiisii noqotay adeero caynaashe ciise faarax oo ku geeriyoodey dhakhtarka weyn ee ciidamada qaran ka ee magaalada hargeysa illaahay waxaan uga baryayaa in illaahay godka u nuuro denbigiisana dhaafo adeer xanuunkeedii ku dhaafye illaahay qabriga ha kuu waasiciyo hana kaa dhigo kuwa illaahay xagiisa laga jecelyahay

Jawaab wacan
16/12/2021

Jawaab wacan

22/11/2021

Asc waraxmatulaahi wabarakaatu
Caawa asxaabtayda Facebook
Waxaan leeyahay beyjkan ayaan
samaystay markaa waxaan idinka
Codsanayaa inaa bejka xagiisa
Ila soo dhicisaan ๐Ÿ™๐Ÿ’ILove your oll my friends

Address

No
Hargeisa

Telephone

+252633198561

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zudaysi caydiid axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share