04/11/2021
Bushaaro, Bushaaro,
Waxay Jaamacada Frantz Fanon, uugu bushaareyneysa bulshada reer Somaliland ee ku sugan Hargeysa in ay idiin bilowday Sanadkan Kuliyadda Islaamiga iyo Luuqada Carabiga ( Islamic Studies and Arabic Language), Isdiwaangelintu wey socotaa fadlan h**e ugaadh oo kala xidhiidh xafiiska Diwaangelinta ee Jaamacada Frantz Fanon. Xamse Haybe, Tell: 502993/0637111222, ama Xarunta Jaamacada oo xalka bari ka xigtaa Safaaradda Turkiga.