Iqra College

Iqra College Iqra waa goob lagu barto luuqadaha iyo culuumta computer ka. casharada waxa aanu ku bixinaa hab Offline iyo Online ba ah. Hada naga soo wac : +252 63 6054529

Si aad warbixin dheerada ugu hesho la xidhiidh call center ka 3034 ama 0636054527.

23/07/2026

"Maanta waxbay akhriyaan" Waalid Mustafe

Iqra International School
0637555544

23/07/2026

خَيْرُكُمْ مَنْ تَعَلَّمَ الْقُرْآنَ وَعَلَّمَهُ.

22/07/2026

Iqra college - Jig jiga yar Branch

Hamblaho Guuleyste Walal Madka oo dhamaan saxay shuruudihii looga baahna.
22/07/2026

Hamblaho Guuleyste Walal Madka oo dhamaan saxay shuruudihii looga baahna.

21/07/2026

Iqra International School
0637555544

19/07/2026

English for kids.

Barnaamijkani waxa uu gaar u yahay ardayda yar yar waxaana laga dhisayaa English and maths. Sidoo kale waxa u dheer sports jidhkooda iyo maskaxdooda dhisaaya.

Iqra College
Iqra International School
.

𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗰𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 caawa 𝗼𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝗼 𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗼➡️Like saar Post ➡️Follow dheh Page-ka Facebook Iqra College iyo...
19/07/2026

𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗰𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮 caawa 𝗼𝗼 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗲𝘆𝘀𝗼

𝗦𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗿𝗮𝗯𝗼
➡️Like saar Post
➡️Follow dheh Page-ka Facebook Iqra College iyo Iqra International School
➡️ share postigan

➡️𝗦𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗡𝗮𝘁𝗶𝗶𝗷𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗮𝘅𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗰𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮
➡️𝗦𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀𝗵𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗲𝗲𝗴 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝘁𝗮𝗮𝗻𝗮𝘆 𝗯𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗮𝗻 𝗰𝗶𝘆𝗮𝗮𝗿𝘁𝘂

𝗵𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗹𝗮𝗯𝗮 𝗾𝗼𝗳 𝗮𝗺𝗮 𝘄𝗮𝘅 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗯𝘂𝘂𝘅𝗶𝘆𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗹𝗼𝗼 𝗲𝗲𝗴𝗮𝘆𝗮𝗮 𝘅𝗮𝗴𝗮 wakhtiga.
𝗠𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗵𝘂𝗯𝗶 𝘀𝗵𝘂𝗿𝘂𝘂𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝘄𝗮𝗱𝗮 𝗯𝘂𝘂𝘅𝗶𝘀𝗮𝘆 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱𝘀𝗮𝗻𝗶𝗱.

14/07/2026

Diiwangalinta sanad dugsiyeedkan 2026 ilaa 2027 waxa ay ka socota xafiiska diiwangalinta ee Iqra International School

Iqra waxa ay ku diyaarisay macalin tayo leh , kuwaasi oo ardayda ka dhisaaya diini iyo maadiba.

Nagala soo xidhiidh wixii faahfaahin ah 0637555544 ama 0637555543.

Every new language is a new adventure.Iqra College Iqra college - Jig jiga yar Branch  Iqra College Xero Awr Iqra Online...
10/07/2026

Every new language is a new adventure.

Iqra College
Iqra college - Jig jiga yar Branch
Iqra College Xero Awr
Iqra Online Department

06/07/2026

Address

Near Al-xayaat Diagnostic Center
Hargeisa
252

Opening Hours

Monday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Tuesday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Wednesday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 11:30
16:00 - 20:00
Saturday 07:30 - 12:00
16:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 12:00
16:00 - 21:00

Telephone

+252637505018

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iqra College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Iqra College:

Shortcuts

Share