Adal Medical University, Hargeisa

Adal Medical University, Hargeisa Jaamacadda Rumaynta Riyadaada Caafimaadka.

Maanta waxaan xuseynaa geesiyaasha aan muuqan ee habeen iyo dhalinba u taagan badbaadada hooyada iyo dhallaanka. Hambaly...
05/05/2026

Maanta waxaan xuseynaa geesiyaasha aan muuqan ee habeen iyo dhalinba u taagan badbaadada hooyada iyo dhallaanka. Hambalyo dhammaan umulisooyinka Soomaaliyeed iyo kuwa caalamkaba!"


25/04/2026

🌍 Driven to End Malaria – Now We Can, Now We Must! 🦟❌

Today marks a meaningful moment to stand together against malaria — a disease that continues to affect so many lives around the world. The time to act is now.

Together, we can raise awareness, support innovation, and protect every community. 💪❤️

Let’s commit to:
✨ Innovate for better solutions
✨ Collaborate for greater impact
✨ Invest in a malaria-free future
✨ Protect every community

April 25th – World Malaria Day
This is more than a date — it’s a call to action for all of us.

Let’s unite and end malaria — today, tomorrow, and for generations to come. 🌿

🌍 Ku Dadaalno Inaan Joojino Duumada – Hadda Waan Awoodnaa, Hadda Waa Inaan Sameynaa! 🦟❌

Maanta waa maalin muhiim ah oo aynu si wadajir ah uga hortagayno cudurka duumada — cudur weli saameyn ku leh nolol badan oo caalamka ah. Waqtiga ficilka waa hadda.

Si wadajir ah, waxaan kordhin karnaa wacyiga, taageeri karnaa hal-abuurka, kuna ilaalin karnaa bulsho kasta. 💪❤️

Aan ballan qaadno:
✨ Inaan hal-abuur sameyno xalal wanaagsan
✨ Inaan iska kaashano si loo gaaro saameyn weyn
✨ Inaan maalgelino mustaqbal ka caagan duumo
✨ Inaan ilaalino bulsho kasta

25-ka Abriil – Maalinta Caalamiga ah ee Duumada
Tani ma aha oo kaliya taariikh — waa baaq ficil oo nagu wajahan dhammaanteen.

Aan mideyno dadaalkeenna si aan u joojino duumada — maanta, berri, iyo jiilasha soo socda. 🌿

Ardayda Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ayaa si rasmi ah u bilaabay tababarkooda caafimaad (clinical practical), ka...
15/04/2026

Ardayda Kulliyadda Caafimaadka iyo Qalliinka ayaa si rasmi ah u bilaabay tababarkooda caafimaad (clinical practical), kaasoo ay ku bilaabeen Isbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital
Tababarkan ayaa ka qabsoomaya waaxyaha kala duwan ee uu isbitaalku leeyahay, si ardaydu u helaan khibrad dhab ah oo la xiriirta shaqada caafimaadka.
waxa ay si joogto ah uga go’an xoojinta tayada waxbarashada caafimaadka, iyada oo mudnaanta koowaad siinaysa tababarka tooska ah (hands-on training) iyo gacan-qabashada ardayga

01/04/2026
Ciid Mubaarak 🌙Jaamacadda Adal Medical University waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo bulshada...
19/03/2026

Ciid Mubaarak 🌙

Jaamacadda Adal Medical University waxay hambalyo u diraysaa dhammaan ardayda, macallimiinta iyo bulshada guud ahaan munaasabadda barakaysan ee Ciidda.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadii, iyo soonka .

Ardayda jamaacada Adal oo uu u bilaamay imtixaankii qoraalka ahaa (Comprehensive Exam) ee ay ugu gudbayeen clinical ka. ...
16/03/2026

Ardayda jamaacada Adal oo uu u bilaamay imtixaankii qoraalka ahaa (Comprehensive Exam) ee ay ugu gudbayeen clinical ka.
Dhamaan ardayda imtixaanka u fadhiisatay waxaanu u rajaynaynaa in Alle ku guuleeyo imtixaanka.

اللهم أسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين، اللهم اسقنا غيثاً مغيثاً مريئاً مريعاً طبقاً غدقاً نافعاً غير ضار تُدِر به الض...
21/02/2026

اللهم أسقنا الغيث ولا تجعلنا من القانطين، اللهم اسقنا غيثاً مغيثاً مريئاً مريعاً طبقاً غدقاً نافعاً غير ضار تُدِر به الضرع وتنبت به الزرع وتحيي به الأرض بعد موتها.

Ramadan Kareem 🌙Maamulka iyo bahda Jaamacadda Adal waxay hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ardayda, macallimiinta, i...
17/02/2026

Ramadan Kareem 🌙

Maamulka iyo bahda Jaamacadda Adal waxay hambalyo iyo duco u dirayaan dhammaan ardayda, macallimiinta, iyo bulshada Somaliland munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan.
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka iyo cibaadada.

Ramadan Mubarak.

12/02/2026


📚✍️ Students of Adal Medical University during their examinations — a moment of focus, discipline, and determination tow...
05/02/2026

📚✍️ Students of Adal Medical University during their examinations — a moment of focus, discipline, and determination toward the future.

Address

Hargaisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Adal Medical University, Hargeisa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Adal Medical University, Hargeisa:

Share