19/02/2026
Guddoomiye ku xigeenka Guddida Tacliinta Sare. Saleebaan Aadan Maxamed, Komisaneer Aftax Siciid Jaambiir iyo Komishaneer Cabdirisaaq Maxamed Axmed iyo Wafdi ay hogaaminayaan oo maalmihii u danbeeyey koormeer ku samaynayey Jaamacadaha iyo goobaha Tacliinta Sare ayaa kormeer ku tagay Jaamacadda Alpha university.waxa waftiga warbixiin siiyeey gudoomiyaha jaamacadda Alpha university Axmed Maxamed diriye iyo qaar ka mid ah hawl wadeenadda Jaamacadda.
Ujeedada Kormeerkan ayaa daaranayd hubinta barnaamijkii Foundation ka ahaa ee lagu kordhiyey Jaamacadaha iyo sida uu u fulay barnaamijkaasi.