Hon: Abdirizak mohamed Aden

Hon: Abdirizak mohamed Aden master Ph and Epidemiology

waxaan halka hambalyo kal iyo lab ah ugu dirayaa boqorka iyo  boqorada wlshy Warsan Abdi iyo mohmaed ciise cali barakow
01/06/2024

waxaan halka hambalyo kal iyo lab ah ugu dirayaa boqorka iyo boqorada wlshy Warsan Abdi iyo mohmaed ciise cali barakow

17/01/2024
Madaxweynasha somaliya iyo somaliland Marwalba shacabka ka iibiyaa Labo barmaajiyo waa weyn Midkast kitaab wuxu ku maray...
05/06/2023

Madaxweynasha somaliya iyo somaliland
Marwalba shacabka ka iibiyaa Labo barmaajiyo waa weyn
Midkast kitaab wuxu ku marayaaaa
In uu qarankiisa ilaali doona

Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud wuxu leeyahay somali baa midenayaaa halka aaan hayn wadadii saxda ahayd oo somali ku mideyn lahaaa

Madaxweyne Muse Bihi Abdi wuxu ku dhaartey in uu qarankiisa ilaaliyo midnimadiisa iyo xududuha dalka ictiraafka keenayo.

Somali waxaa kala qeybiyaa 1%
Inta waa isku mid 99%
Waa maxay sababta noogu midow waayey danaha shacabka somaliyeed ee marmarba siyaaasi musharahkiisa ilaaalishaa ugu guuriyaaa
Somali hadii aan nahay waxaan inoo Dan ah
Inaga oo helna
nabadgeliyo inkast somaliland hayso ilaahay ha u
siyaadiyo
Waxbarasho wanaagsan
Caafimaad la aan ah
Laydha oo dowladuhu bixiyaaa ama jaban
Biyo nadiif ah
Shaqo abuur loo sameeyo dhalinyarada badah ku dhameysaaa
Wada jir iyo midnimo leyska kaashado
Qabyaalada oo laga guuro

18/05/2023

“Dagaalka Laascaanood marna joogsan maayo, inta Taako kamid ah dhulka Somaliland ay cadow kusugan yihiin ama xaduudaheeda laga joogo, ragga hadlayow dagaalkan waa soconayaa waqtigii uu doono ha socdo” madaxweyne Muuse Biixi.

18/04/2021

Address

Hargeisa
4206960

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon: Abdirizak mohamed Aden posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share