Al-Huda Schools

Call Directions Website

Al-Huda Schools Al-Huda Secondary School waxa ku yaala degmada Axmed dhagax, gaar ahaan xaafada warshada caanaha ama isha-boorama.

22/09/2026

Sheikh Mohammed Haybe iyo barnaamijka safka Al-Huda Boys

Xafiiska Arrimaha Waxbarashada ee Al-Huda Girls Secondary School ayaa qabtay su’aalo oral ah oo kadis ah, kuwaas oo si t...
22/09/2026

Xafiiska Arrimaha Waxbarashada ee Al-Huda Girls Secondary School ayaa qabtay su’aalo oral ah oo kadis ah, kuwaas oo si toos ah loogu weydiiyey ardayda dugsiga.
Ujeedada qiimayntan waxay ahayd in lagu ogaado:
• Heerka fahamka ardayda ee duruusta ay qaataan.
• Heerka diyaar-garowga iyo xusuusta casharrada.
• Sida ay ardaydu uga jawaabi karaan su’aalaha la xidhiidha maaddooyinka ay dhigtaan.
• Meelaha ay ardaydu u baahan yihiin in laga taageero.
• In la dhiirrigeliyo akhriska iyo dib-u-eegista joogtada ah ee duruusta ay dhigtaan.
Su’aalaha oo aan h**e loo sii shaacin waxay fursad u siiyeen Xafiiska Arrimaha Waxbarashada ee Al Huda Girls inuu si dhab ah u qiimeeyo fahamka, diyaar-garowga iyo ka qaybgalka ardayda ee su,aalaha.
Al-Huda Girls Secondary School wuxuu aaminsanyey in qiimaynta joogtada ahi ay door muhiim ah ka qaadato horumarinta aqoonta ardayda iyo tayada waxbarashada.




AL-HUDA BOYSMaanta waxa dugsiga sare ee Al-Huda Secondary School – Boys ka qabsoontay muxaadiro qiimo badan oo uu soo je...
22/09/2026

AL-HUDA BOYS

Maanta waxa dugsiga sare ee Al-Huda Secondary School – Boys ka qabsoontay muxaadiro qiimo badan oo uu soo jeediyey Sh. Mohamed Haybe.

Muxaadiradu waxay diiradda saartay qodobo muhiim u ah nolosha iyo mustaqbalka ardayda:

🌿 Akhlaaqda wanaagsan & anshaxa
💻 Ka faa’iidaysiga Technology-ga si wax-ku-ool ah
⚠️ Ka fogaanshaha isticmaalka khaldan ee Technology-ga
📚 Aqoonta, waqtiga iyo horumarinta nafta

Waxay ahayd fursad qiimo leh oo ardaydu ka heleen dardaaran, tawjiihaad iyo wacyigelin muhiim ah.

🙏 Waxaan uga mahadcelinaynaa Sh. Mohamed Haybe waqtigiisa iyo dardaarankiisa qiimaha badan.

19/09/2026

Al-Huda Girls wuxuu ku yaallaa deegaan ku habboon waxbarashada.
Hargeisa, Somaliland
[email protected]
www.alhudass/Facebook.com
Youtube Channel/alhudassSchool
Contac us
📲252(0)63-6588002
📲252(0)63-6588003
📲252(0)63-6588005
📲252(0)63-6588040
📲252(0)63-6588047
📲252(0)63-8000169

Fadlan share and like nagu caawi.

Al Huda Girls High School.Maanta, Xafiiska Academic Affairs ee Al Huda Girls ayaa fasallada 3-aad ka qaaday imtixaan kad...
19/09/2026

Al Huda Girls High School.

Maanta, Xafiiska Academic Affairs ee Al Huda Girls ayaa fasallada 3-aad ka qaaday imtixaan kadis ah (Surprise Assessment), kaas oo looga gol lahaa in lagu qiimeeyo heerka fahamka iyo aqoonta ardayda ee maaddooyinka ay barteen.
Imtixaankan wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee maamulka Al Huda Girls ku horumarinayo tayada waxbarasho iyo la-socodka waxqabadka ardayda, iyadoo natiijooyinka kasoo baxana looga faa’iidaysan doono qorsheynta iyo horumarinta waxbarashada ee dugsiga.
Academic Affairs Office waxay sii wadi doonaan qiimeynno joogto ah oo lagu hubinayo in ardaydu helaan waxbarasho tayo leh.

16/09/2026

Al Huda Girls.

Maanta, barxadda dugsiga Al Huda Girls waxaa lagu soo bandhigay buugga The Mind That Shapes Your Future.Buuggan qiimaha ...
16/09/2026

Maanta, barxadda dugsiga Al Huda Girls waxaa lagu soo bandhigay buugga The Mind That Shapes Your Future.
Buuggan qiimaha leh waxaa soo bandhigtay Safa Jaamac Khadar, oo ka tirsan fasalka 1B. Bandhiggan ayaa qayb ka ahaa dhiirrigelinta akhriska iyo kobcinta aqoonta ardayda, iyadoo Safa ay si wanaagsan u soo bandhigtay fikradaha iyo fariimaha muhiimka ah ee ku jira buugga.
Hambalyo Safa�Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan ardayda inay sii wadaan akhriska iyo horumarinta aqoontooda.

AL-HUDA BOYS Maanta, Dugsiga Sare ee Al-Huda Boys  waxaa ka qabsoomay barnaamij gaar ah oo loo qabtay qaar ka mid ah ard...
16/09/2026

AL-HUDA BOYS

Maanta, Dugsiga Sare ee Al-Huda Boys waxaa ka qabsoomay barnaamij gaar ah oo loo qabtay qaar ka mid ah ardayda fasallada 1aad.

Barnaamijku wuxuu ahaa mid loogu talagalay kobcinta aqoonta, wacyiga iyo horumarinta ardayda.

Celebrating Our Alumnus.Dugsiga Sare ee Al-Huda wuxuu si weyn ugu faraxsan yahay, uguna faanayaa guusha uu gaadhay Khada...
11/09/2026

Celebrating Our Alumnus.

Dugsiga Sare ee Al-Huda wuxuu si weyn ugu faraxsan yahay, uguna faanayaa guusha uu gaadhay Khadar Axmed(Khadar Waadhowr), oo ka mid ahaa ardaydii dugsiga ka aflaxday.

Khadar wuxuu ka qaybgalay FIMA International Medical Students Camp 2026, oo lagu qabtay dalka Indonesia, isaga oo halkaas ku matalay Jaamacadda Hargeysa iyo Somaliland Islamic Medical Association (SIMA).

Waa sharaf weyn noo ah in aan aragno Khadar oo aqoontiisa iyo dadaalkiisa ku metelaya dugsigiisii, jaamacaddiisa iyo bulshadiisaba. Guushiisuna waxay tusaale iyo dhiirrigelin u tahay ardayda hadda dhigata Dugsiga Sare ee Al-Huda.

Maanta, ardayda Al-Huda Girls Secondary School waxa  kalmad wacyigelin iyo waano muhiim ah u jeediyeen Macallin Cabdilah...
09/09/2026

Maanta, ardayda Al-Huda Girls Secondary School waxa kalmad wacyigelin iyo waano muhiim ah u jeediyeen Macallin Cabdilahi Cali Maxamed (Waaberi) iyo Maamulaha Dugsiga, Kayse Maxamed Muuse.
Waxay ardayda la wadaageen talooyin iyo tilmaamo qiimo leh oo ku saabsan waxbarashada, akhlaaqda,masuuliyadda, dadaalka iyo muhiimadda ay leedahay in ardaygu noqdo mid dhinac walba ka dhisan.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Huda Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share