Moon Academy

Moon Academy MOE is a school designed to help improve the language skills of Somalis. We've an appealing strategy that will take student's English to the next level.

1. Ma Jeceshahay inaad ku barato luuqada English-ka hab fudud adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo! Haday jawaab...
06/02/2022

1. Ma Jeceshahay inaad ku barato luuqada English-ka hab fudud adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo! Haday jawaabtu tahay ‘haa’ kusoo biir fasalo online ah oo cusub kuwaasi oo aanu kugu bari doono qaybaha kale duwan ee luuqada sida:- ku hadalka, fahanka, qoraalka iyo sidoo kale akhriska!
2. Istijaabi oo hel natiijada imtixaanka heerka uu marayo xirfada luuqadaada English-ka
3. Waa goortii aad la tartami lahayd caalamka maxaa yeelay luuqada English-ku waa furaha waxbarashada, shaqada iyo xidhiidhka caalamiga ah.
4. La tasho naftaada is waydii imisa jeer ayaad isku canaanatay inaad barato luuqada, hada so af-meer mushkiladihii ka haystay iyo carqaldihii ku hortaagnaa ee luuqda.
5. La xidhiidh ama fariin u reeb numberkayga whatsapp ka +252 63 6961737

Proudly presenting somalicourse.com. Check it out and let me know what you think!
08/11/2021

Proudly presenting somalicourse.com. Check it out and let me know what you think!

At Somali Lessons learn Somali we believe in teaching in a structured fashion covering listening, speaking, reading and writing using a developed curriculum targeted at those who are learning Somali in the diaspora.

We are pleased to announce that our new Somali Course website is now Live!
08/11/2021

We are pleased to announce that our new Somali Course website is now Live!

Learn Somali with Aidarous

Register Now
29/07/2021

Register Now

25/10/2020

Ku barro luuqada English-ka hab online ah. Heer walba iyo wakhti walba. La xidhiidh maclumad badan Whatsapp +252 6172091 ama +252 63 6627402

Maamulka,Macalimiinta Moonlight Online English waxay udirayaan hambalyo-da Eid Al Adha, dhamaan ummada islaamka gaar aha...
31/07/2020

Maamulka,Macalimiinta Moonlight Online English waxay udirayaan hambalyo-da Eid Al Adha, dhamaan ummada islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

16/07/2020

Kalmada La Isku Khaldo - Daawo Macalin Abdinasir Oo Sharaxaya Kalmadaha la isku qaldo. Cashar ka mid ah casharada Moonlight School. Si aad isku diwaangaliso MESSAGE noosoo dir. Hadaad fahantay noogu sheeg comment-ka.

02/07/2020

Ma isku dayday inaad hab online ah wax ku barato. Luuqada English-ka ayaanu kaa caawinaynaa hab fudud oo xiiso leh.
Share- nagu caawi sidoo kale page-kayga like saar si aad ugala socon karto casharo cajiib ah.

27/05/2020

Ku barro luuqada English-ka hab online ah. Heer walba iyo wakhti walba. La xidhiidh maclumad badan Whatsapp +252 6172091

Address

Jigjiga Yar
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:00 - 22:00
Tuesday 06:00 - 22:00
Wednesday 06:00 - 22:00
Thursday 06:00 - 22:00
Saturday 06:00 - 22:00
Sunday 06:00 - 22:00

Telephone

+252636172091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Moon Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The University

Send a message to Moon Academy:

Share