24/08/2026
🎙️Ogaysiis Fasax.
Dhamaan ardayda iyo hawlwadeenada jaamacadda waxan ogaysiinayaa in ay barri oo SALAASA ah taariikhduna ku began tahay 25/08/2026 ay fasax yihiin munaasibadda dhalashada Nabi Muxumed NNKH
Sidaa awgeed waxaynu isku soo noqon doonaa Arbacada oo bishu tahay 26/August/2026
Allaa mahadleh