Al-wahyeyn Online Academy

Al-wahyeyn Online Academy Ku baro Quraanka iyo Culuumta asaasiga ah hab online ah

23/10/2019

Wll ku dhiirigali naftada akhriska iyo barashada quraanka kariimka ah

19/10/2019

Amin wngsan dhamantiin waxaan bushooro cusub ogaysiinayaynaa dhamaan shacbi waynaha somaliyeed gudo iyo dibadba waxan leenahy kuso dhawaada Mac-hadka al-wahyeyn online academy ee barashada Quraanka kariimka ah iyo culuumta diiniga ah ee asaasiga ah

18/05/2018

Isku day inta karaankaga ah in aanad ramadan ka dhigin bil cunto balse aad ka dhigto bil aad ilaahey u dhawaatid

Mac-hadka al-wahyeyn online academy waxa uu ugu busharaynaya waalidiinta qurbaha ku nool ee caruurtoda la jecel barashad...
16/04/2018

Mac-hadka al-wahyeyn online academy waxa uu ugu busharaynaya waalidiinta qurbaha ku nool ee caruurtoda la jecel barashada quraanka in uu mac-hadku is qoristii bilaabey sidaad h**e uga baraten sanadkana uu idin so kordhiyey barista quranka dadka waawayn ardayda cusubna bisha koobaad bilaash loogu dhigi doono haddaba ka faaiidaysta

Address

Hargeisa

Telephone

+252633992674

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-wahyeyn Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share